Tababare Klopp Hal Dhinac Ayay Ka Liidataa Shaxda Liverpool Ee Xilli Ciyaareedkaan

Tababare Klopp ayaa shaaca ka qaaday halka dhinac ee ay kooxdiisa ka liidato biloowga xilli ciyaareedkaan

Liverpool ayaa waxaa hoos u dhacay natiijooyinkooda ugu dambeeyay horyaalka Ingiriiska xilli ay ka hareen tartanka League Cup-ka .

Waxa uu macalinkaas hore Dormund sheegay sida wargeyska Tutto Mercato uu ka soo xigtay in kooxdiisa ay ku fashilmeen kulamadii ugu dambeeyay in kubadaha weerarka ah ay saxan u dhameeyaan

 Waxa uu xusay in kooxdiisa ay xilli ciyaareedkaan dhaliyeen goolal aad u yar inkastoo ay helayeen kulan waliba fursado aad u badan

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




.




%d bloggers like this: