WAR DEG DEG AH+AKHRISO:- Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Heshiis Rasmi Ah Kala Saxiixday & Sheekh Shaakir Oo R/wasaare Noqday

MUQDISHO(P-TIMES)-Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa goordhow heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Heshiiskan ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka aqriso qodobada lagu heshiiyay oo dhamaystiran;

PUNTLAND TIMES

Comments

comments

Post Comment