DEG DEG+AKHRISO XOG: Baarlamaanka Puntland oo qaaday talaabo ay mudo sugayeen Shacabka Puntland, Musuqmaasuq lagu helay Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah & Madaxdedii oo la ceyriyey.

GAROOWE(P-TIMES)- Baarlamaanka Puntland ayaa baaris ay sameeyeen waxay ku sheegeen in ay ku ogaadeen Musuqmaasuq xoog leh oo lagu sameeyey hanaanka shaqaaleysiinta rayidka ah ee Mashruuca dawladda Puntland ay ka taageerto Bangiga Aduunka, waxaana gabi ahaanba la kala diray Hay’addaha…