DAAWASHO XASAASI AH: Isimada gobalada SSC oo kudhawaaqay dagaal rasmi ah oo lagu qaado Somaliland.

BUURAWADAL(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya shir ay shalay yeesheen isimada dhaqanka ee gobalada SSC ayaa looga hadlay faragalinta ciidan ee at Somaliland kusoo qaaday deegaanada gobaladaas.

Isimada ayaa isku raacay qaraarka ku aadan dagaal rasmi ah oo looga jawaabo faragalinta maamulka Hargeysa, waxayna balanqaadeen in ay garab iyo gaashan u noqonayaan ciidamada

Dawladda Puntland ayay ugu yeereen in ay ka dhabeyso balanteedii Ku aadaneyd Laascaanod, lagana jawaabo Daandansiga Somaliland.

Go’aanka isimada ayaan kusoo aaday xili lagu jiro marxalad dagaal taas oo leh halisteeda, bacdamaa labada dhinacba ciidamo xoog leh at geeyeen,Halkaan Ka Daawo Muuqalakaas Oo Dhameystiran Waliba Nadiif Ah 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada