LIVE U DAAWO: Madaxweynayaasha Puntland & DF Soomaaliya oo khudbado xasaasi ah jeedinaya goor dhaw

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Madaxweynaha Puntland ayaa jeedinaya khudbado xasaasi ah oo ay sugayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Dadweyne fara badan ayaa ka qeybgalaya Munaasabadan, waxaana lafilayaa in ay hadalo ka jeediyaan Madaxda Puntland iyo kuwa dawladda Faderaalka ee dalka.

Ciidamada ayaa xaqiijinaya Amniga guud, waxaana goobaha oo dhan jooga ciidamada dawladda Puntland.

Khudbadaha Madaxda ayaa la sugayaa, waxaana la filayaa in ay noqdaan kuwa siyaasadeed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Comments

comments

Post Comment