Isimadda gobalada Sool & Cayn oo goor dhaw ku dhawaaqaya go’aamo adag

GAROOWE(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buurawadal oo u jirta masaafo yar magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ay halkaas kulan deg deg ah ku leeyihiin Isimada dhaqanka ee beelaha daga gobalada Sool & Cayn oo ay uga wada hadlayaan xaaladdaha soo cusboonaaday.

Wararku ayaa sheegaya in ay Isimadan cadeyn doonaan mawqifkooda ku aadan dagaalada hadda soo cusboonaady iyo jawaabta ugu haboon ee laa bixin karro, sidda ay sheegayaan wararku.

Sidaas oo kale xogaha ayaa cadeynaya in ay Isimadan baaq u diri doonaan wakiilada caalamiga ah, kaas oo ku qotoma xaaladdaha Isbedelaya ee gobalkaas iyo sidda ay uga soo horjeedaan doonista Somaliland.

Xiisada colaadeed ee kataagan gobalka Sool ayaa sii kordhaysa, waxaana labada dhinacba ay hadda geeyeen goobaha dagaalka baabuurta gashaman oo u muuqata kuwa dagaal buuxa loo diyaariyey.

FAAHFAAHINTA RIIX HALKAAN

 

 

Comments

comments

Post Comment