XOG LA OGAADAY: Maxaa dhexmaray M/weyne Gaas iyo Taliyaha ciidamada PSF-ta Puntland, waqtigan oo amnigu xasaasi yahay?

GAROOWE(P-TIMES)- Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdiweli MaxamadCali Gaas kulan la qaatey taliyaha ciidamada PSF Asad Cismaan Diyaano isagoo kala hadlay dhaqdhaqaaqyo siyasadeed uu wayadaan dambe ka wadey magaalooyinka Boosaaso,Garoowe iyo Galkacayo.

Sida xogtaan sheegeyso Madaxweyne Gaas ayaa taliyaha waydiiyey mar hadii uu olole musharxnimo ku jiro in xilka agaasimaha ciidmada PSF baneeyo madaama sida uu ka warhayo ay howsha sugida amniga gaar ahaan Magaalada Boosaaso dayacan tahay.

Taliyaha ayaa sida xogtaan tibaaxeyso ka gaabsadey in Jawaab deg deg ah uu ka bixiyo hadalka Madaxweynaha Puntland isagoo xusey in arinkana aan weli waqtigeeda la joogin.

Madaxweyne Gaas ayaa talabadaan qaadey kadib markii xubnaha siyaasad ahaan ku dhow ku cadaadiyeen in taliyaha PSF kala hadlo howlaha uu ku jiro madaama gaaabis ku yimid howlgaladii ciidamadaan ku sameyn jireen arimaha amni sugida Puntland.

Taliyaha ciidamada PSF oo ku cusub ku soo biirida siyaasada Puntland iyadoo Olalaha uu qarsoodi aheyn ayaa sida la rumeysan yahay waxaa shaki galiyeen Madaxweyne Gaas iyo qorshayaashiisa qarsoon.

Madaxweyne Gaas ayaa sida warar hoose sheegayaan ayaa kulankaan kadib waxaa suurtagal ah in xil ka qaadis ku sameeyo taliyaha ciidamadaan hadii xaalada jirta isbadal ku imaan.

Olalaha doorashada ee taliye Asad wado oo sida muuqata lacag badan ku baxeyso ayaa waxaa uu xiriiro dhow la leeyahay qaar ka tirsan Xildhibanada Barlamanka, la taliye-yaal ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha iyo Wasiiro uu ugu tun weyn yahay Wasiirka arimaha gudaha Puntland isagoo dhinaca kale aad ugu dhex-jira bulshada kale qaybaheeda kale duwan gaar ahaan dhalinyarada.

Wararkii ugu dambeeyey oo soo gaaraya warqabadkaan ayaa xusaya in taliyaha ciidamada PSF kulankaan kadib maanta u ambabaxey magaalada Boosaaso.

Asad ayaa asbuucyadaan ku sugnaa Garoowe isagoo ka kireystey gurri wayn oo la sheegey inuu ka socdo ololihiisa siyaasadeed taasoo shaki galisay tageerayasha Madaxweyne Gaas.

Ciidamada amaanka Puntland “PSF” oo tageero dhaqaale iyo mid tababar ka hela Dowlada Mareykanka ayaa dagaalo iyo howlgalo lagu xakamenyanayo dhaqdhaqaaqa kooxaha argagixisada ah ka wada degaanada hoos yimaada maamulkaan.

XIGASHO: GAROWEONLINE

 

12 Comments

  1. siciid says:

    gaas ma waydiin karo hadalkaas awoodna uma leh nin fashilmay weeye gaas taageerona kuma laha puntland

  2. Ibrahim says:

    Aniga waxaanba qabaa Asad Osman inuu Gaas gaas meesha ka wareejiyo waayo waa fashil ku fashilmay waxkasta markaa wiilkaa yar oo askariga ah ayan oranlahaa haloo dhiibo Puntland. si uu muse biixi iyo jeegaanta aakhiro ugu diro,

  3. Mohamad says:

    kkkk somaliland miskiinyohow cid aan ilaahay ahayni waxba ma yeeli kartee iska cabaad hogaan xumaa idinku habsatay marka kuwii profisarada sheeganayay ayaa waxba ka beddeli waayay marka aashaa hadal jeegaan iyo niicdaa intaad iska deyso annaka somaliland baa lana yidhaahdaa ee bal waxaad doonto keenoo far taag kkkk sxb xiniinyay doontay.

    • Gurta says:

      War midkaagan laangaabka ah cabsida ku haysa waynaa meelihii aad wax ku xarxiiqi jirteen maku qaadi waayeen walee inan gumeednimadii la sheegi jiray waa soo baxday, midna ogow haku royoon in aad xukunto dad kale adoo diidan in lagu xukumo, waana midaad muqdisho uga soo carartay dadkaan aad caydaan adiga iyo kuwiina siyaasada ku haftay ee dhulka yar 300km ku wareegaya ogow somalia waxay go’aamiyaan baa ka shaqeeya, adigay kuu taal xad baan xirayaa iyo somalia waa ka goostay rabi ka sokow masiirkaagu wuxuu ku xiran yaha waa “GAROWE” marka marti edeb leh noqo waxaad xarxariiqaysana ka fiirso koleey dareen baa ku dilaye intaas waa iga talo.

      • Mohamad says:

        kkkkk ma ninka Ku haya ariboowe waa argagaxnay baa cid fulaynimo ugu faanaya kkkkkk aar il iyo ishaaroba waa jiraanee masaakiintan caawa laga bilaabo waan ka qallaynayaa waxbana usoo qori maayo ha nafisaanee oo soo kuwan baroor iyo calaacal nagu waalay kkkk sxbyaal iska nafisa wixii caawa ka dambayeeya halkaana kasii watta baroortiina webkuna waa mahdsanyahay inuu ii ogolaaday inaan fikirkayga ka dhiibto wabillaahi tawfiiq.

  4. Mohamad says:

    kkkkk midgaan haddaad tahay sxb ilaahay baa kaa dhigay ee taa aniga hayga caban tan kale puntland yaa wax weydiinaya arrimaha Somaliland kkkk dawladda aad sheegayso annagu waanu ka tashannay gaajona nama hayso ee idinku idinkoo aan ogolayn inaad si dhaba u hoos tagtaan ayaad haddana indha adkaantiinna baryaysaan aar yaa alla wax siiyay annagu uma baahnin annakaana isku filan.

  5. Mohamad says:

    Maxaa Kaa cabaadinaya kkk bal wuxu la shir yimi eeg garoowe ayaa masiirkiinnu Ku xidhanyahay kkk garoowaha aad sheegaysaa annagay magan noo tahay ciidankayaguna dul fadhiyaa haddaanu doonona Ku ruqaansanayna bal nadalkaa eega cabaadaya aar waa lays yaqaannaa.

  6. Mohamad says:

    Qofku wuxu yahay buu Ku moodaa laangaab inangumeed ah inaad tahay waabay muuqataa aar dhuumo naagyohow halamashka ahi.

  7. Mohamad says:

    kkk maad magac wax laga garto soo qaadatid intaad gurta la shir imanaysid soo dhufaan kanbiyuutarka dabadiisa ka jaraynaya maaha xoolayohow hayga daba niiclayn ilaahay baa Ku qaawiyay waxaad tahayna Ku qanacdee ha barooran markaad xaqiiqda aragto ilmad cesho baajuunyahay.

  8. daldoon says:

    BAAYO MAXAMADO MAXAA MAR WALBA KKKK UGU SOO QORTAA KU FAHANEY MA TIHIN QOLADA WAX NAGA DHAXEEYEE MAA IS CADEYSID MUNAAFAQ JAAHIL AH BAA TAHAY OO QORI DAB LEH LA WAREEGAYEE NAGA DHAX BAX IMNUL SHEYDAAN YAHOOW WAJIGAA GUBEY WAXBA HA KA FAAIIDEYSANE

  9. abdiweli says:

    Shaqsi lagu aaminay nabadgalyada dalka iyo dadka in uu saqo shaqsiyeed ku dhexwado shaqadii loo igmaday ma ahan. hadii uu damac shaqsiyeed uu galay waa in uu iska casilaa shaqada guud ee uu dalka u hayo. hadii uu isku dhexwado shaqo shaqsiyeed iyo shaqo guud waxaa halkaas ka dhalanaya dayac ku imaada difaaca guud ee dalka iyo dadka.

  10. cunaaye says:

    isaaqleey dhalfo wa inlala dhacaa ilaa lawyacado meel hafariisatee

Leave a Comment