M/weynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in cuna-qabateyn ay DF Soomaaliya ku soo rogtay maamulkiisa.

HARGEYSA(P-TIMES)- Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay cunaqabateyn uu sheegay in ay uga timid dhinaca dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, gaar ahaana dhinacyada Mashaariicda iyo duulimaadyada diyaaradeed, wuxuuna sheegay in arrimahaas ay hadda banaanka u so baxeen. Madaxweynaha Somaliland wuxuu sheegay in ay dhamaan xukuumada...

WARKII U DAMBEEYEY: Maxaa ka socda Jiidaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan ciidamada PL & S/LAND, Kulamo xasaasi iska soo horjeeda oo ka dhacay Garoowe iyo Laascaanood?

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo Puntlandtimes.com ay ka helayso xiisadaha u dhaxeeya maamulada Puntland & Somaliland, ayaa sheegaya in ay sii korortay xiisaddan todobaadkii ugu dambeeyey, waxaana meelaha qaarkood la arkaya dhiilooyinka colaadeed oo gaaray heerkii ugu sareeyey, gaar ahaana dhinaca ciidamada. Puntland ayaa doonaysa in ay dib u qabsato gobalka Sool oo kamid ah gobaladii...

FALANQEYN CUSUB: Madaxweyne Farmaajo soo dhex-galkiisu muxuu kusoo kordhin doonaa Xaajada Cakiran ee Siyaasadda Muqdisho?

MUQDISHO(P-TIMES)- Waabarigii hore ee Soomaaliya ayaa laga maqlay warbaahinta gudaha ee Muqdisho in uu xalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la kulmay guddoonka is haya ee golaha Shacabka, oo ay isku raaceen in la hakiyo kalfadhi maanta 31 March loo balansanaa, kaas oo hubanti dhaxalsiin lahaa dawladda Faderaalka nabaro aysan si dhaw uga soo kabateen. Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo si deg deg ah ugu yeeray RW Kheyre, Maxaase uu kala hadlayaa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kulan deg deg ah oo aan cidna kuwehlin la leh Wasiirkiisa koowaad Xasan Cali Kheyre, kaas oo ku soo beegmay xili duufaanada siyaasadeed ay gaareen heerkii ugu sareeyey oo waxyeeleyn lahayd Madaxweynaha sharafta iyo sumcadda u bulshada ku dhex leeyahay. Mid kamid ah Lataliyaasha gaarka ah ee Ra`iisulwasaaraha...

XOG: Madaxda D/gobaleedyada dalka oo isku khilaafsan Xiisadaha Siyaasadeed ee ka taagan Muqdisho & Hogaamiyaasha diiday in laga hadlo?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in uu fashilmay labo jeer wada hadal dhinaca Telfoonka ah oo ay yeesheen Hogaamiyaasha dawladdaha xubnaha ka ah dawladda Faderaalka Soomaaliya, kaas oo ay uga wada hadleen arrimaha ka aloosan gudaha dawladda Faderaalka ee Muqdisho iyo sidii ay codkooda ugu biirin lahaayeen waxa socda, waxayna labada goorba xubnaha qaarkood diideen in la cambaareeyi...

M/weyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Jawaari, Muudeey & Cawad, kalana hadlay qodobo xasaasi ah

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la qaatay kahor waqtiga Salaadii subax ee saaka, kaas oo looga wada hadlay arrimaha siyaasadeed ee hadda ka taagan golaha Shacabka iyo sidii gabi ahaanba loo baajin lahaa arrimaha ka taagan gudaha dawladda Faderaalka. Wariyaha Puntlandtimes ee Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya...

AKHRISO: Maxaa dhexmaray Xildhibaanada Beesha Daarood & Madaxweyne Farmaayo kulan saacado badan qaatay oo xalay dhexmaray labada dhinac?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in uu xalay dhacay kulan xasaasi ah oo ay yeesheen guddi Xildhibaano, Odayaal, Siyaasiin iskugu jira oo ay iska xuleen xubnaha Beesha Daarood ee kusugan magaalada Muqdisho & Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo looga wada hadlay arrimaha siyaasadeed ee kajira gudaha dawladda Faderaalka. Xogta...

AKHRISO: Madaxweynihii hore ee DF Somalia oo si adag uga hadlay waxa ka socda Muqdisho, Talooyin adagna siiyey M/weyne Farmaajo..

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo baryo badan u soo joogay Khilaafaadyo siyaasadeed iyo arrimo waa weyn oo halakeeyey dawladdiisa ayaa soo jeediyey in si deg deg ah wax looga qabto arrimaha ka socda caasumada ee dalka, isla markaasna looga baahan yahay in doorkooda ay muujiyeen Madaxda la doortay ee dalkan hogaaminaysa. Qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook...

WAR DEG DEG AH: M/weynaha Soomaaliya oo si deg deg ah u joojiyey Shirkii maanta ee baarlamaanka Faderaalka & Xiisad taagan

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lagu eedaynayo in uu gabay doorkiisii xil gudashada ee Shaqada Qaranka Soomaaliya ayaa saaka la sheegay in uu amray in la joojiyo kalfadhiga golaha shacabka ay maanta yeelan lahaayeen, kaas oo ay uga wada hadli lahaayeen Ajendayaal xasaasi ah. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in uu la hadlay...

AKHRISO:- Mahad Cawad “Madaxweyn Farmaajo Waa Gabay Xilkiisii, Ciidamada Xarunta Baarlamaanka La Wareegayna Waxbuu Ka Og-yahay”

MUQDISHO(P-TIMES)-Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo Caawa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay xaalada amniga ee xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegay in ciidamo uu og yahay Madaxweynaha ay la wareegeen Xarunta. Mahad Cawad ayaa Madaxweynaha ugu eedeeyay inuu gabay ilaalinta xilkii ka saarnaa mabaa’diida aas aasiga ee dastuurka iyo shuruucda dalka ee kala...

AKHRISO:- Guddoomiye Muudeey Oo Amray Laamaha Ammaanka DFS Iyo AMISOM In Xildhibaanada Ay Ka Reebaan Ilaalada Iyo Hubka.

MUQDISHO(P-TIMES)-Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa soo saaray qoraal ku saabsan xaqiijinta amniga Xarunta Golaha Shacabka, xilli maalinta berri lagu wado in Baarlamaanka uu kulmo. Warqad uu soo saaray C/weli Muudey oo aan helnay ayaa loo kala diray Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida, Taliyaha Ilaalada Xarunta Baarlamaanka ee AMISOM, waxaa ogeysiis lagu siiyay...

DHAGEYSO:- Xildhibaan Fiqi “Madaxweyne Farmaajo Wuxuu Gaashaandhigga U Tegay In Uu Dalka Xoog Ku Qabsado”

MUQDISHO(P-TIMES)-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Eedeeyn u Jeediyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo. Xildhibaan Fiqi ayaa Sheegay in uu Madaxweyne Farmaajo ka aamusay Khilaafka iyo Xiisada ka Dhex Aloosan Baarlamaanka Iyo Xukuumadda, Isagoo og Xaalada uu Dalku ku Sugan yahay, waxaana uu Tilmaamay...

DEG DEG+AKHRISO: Xildhibaanada Mooshin-Wadayaasha oo Mooshin cusub keenay, Xaggeese ku wajahan yahay & Dadaal adag oo socda?

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ee horey mooshinka uga keenay gudoomiyahooda Maxamed Cismaan Jawaari ayaa hadda bilaabay mooshin cusub oo ay ka keenen Dastuurka iyo Xeer hoosaadka golaha, kaas oo ku saabsan in wax ka bedel lagu sameeyo mid kamid ah qodobada cadeynaya sidda codka kalsoonida loogu qaadayo Guddoonka golaha baarlamaanka Faderaalka. Sheekada xiisaha leh...

AKHRISO: Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo joojiyey dhexdhexaadintii ay kawadeen Mooshinka Muqdisho, Qaar is casilay & Guddiga oo la kala diray

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo ay uga wada hadleen arrimaha ku saabsan Dhexdhexaadintii ay ka dhex wadeen golaha baarlamaanka khilaafkii ka taagnaa, waxayna si rasmi ah u cadeeyeen in ay kala direen guddigii howshaas ku jiray oo ay gabi ahaanba joojiyeen howlihii ay wadeen, ka dib markii ay u muuqdeen in aan waxba xal ah la gaari karin. Guddiga...

WAR CUSUB: Gudoomiye Jawaari oo shir gudoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah ee baarlamaanka & Ajedanaha kalfadhiga Sabtida oo lashaaciyey waxa looga hadlayo.

MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha golaha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa shir gudoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha shacabka, kaas oo looga wada hadlay arrimaha ku saabsan xiisadaha siyaasadeed iyo sidii loo socodsiin lahaa howlaha golaha ee ku jira kalfadhigooda bilowgiisa. Guddiga joogtada ah ayaa isku afgartay in sidda uu qabo xeer...

DEG DEG+AKHRISO: Xildhibaanada Mooshin-Wadayaasha oo Mooshin cusub keenay, Xaggeese ku wajahan yahay & Dadaal adag oo socda?

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ee horey mooshinka uga keenay gudoomiyahooda Maxamed Cismaan Jawaari ayaa hadda bilaabay mooshin cusub oo ay ka keenen Dastuurka iyo Xeer hoosaadka golaha, kaas oo ku saabsan in wax ka bedel lagu sameeyo mid kamid ah qodobada cadeynaya sidda codka kalsoonida loogu qaadayo Guddoonka golaha baarlamaanka Faderaalka. Sheekada xiisaha leh...

Somaliland oo ka jawaabtay dacwad DF Soomaaliya u gudbisay QM oo ku saabsan Heshiisyada Berbera

HARGEYSA(P-TIMES)- Maamulka Somaliland oo sheega in ay ka goosteen Soomaaliya ayna yihiin dal madax banaan ayaa ka jawaabay dacwad ka dhan ah heshiisyo ay la galeen shirkado laga leeyahay Imaaraatka Carabta oo ay dawladda Soomaaliya u gudbisay golaha Ammaanka ee Qaramada Midowbay. Wasiirka Arrimaha dibada ee Somaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in talaabada ay qaaday...

FALANQEYN: Mooshinka Jawaari & Xaaladdaha qalafsan ee dhanka Siyaasadda ka taagan?

Xasaraddihii ugu adkaa ee dhinaca siyaasadda ah ayaa ka aloosan caasumada Soomaaliya, Xildhibaano taabacasn Gudoomiye Jawaari ayaa xaaladda uga sii daray xalay markii ay ku dhawaaqeen in ay dhamaatay mudadii sharciga ahayd ee Mooshinkii Madaxtooyadu gadaal ka riixeysay, lana doonayay in lagu ceyriyo Jawaari, saaxiibada kale ee Mooshinka waday waxay sheegeen in uu sharci yahay oo uusan burburin. Wararka...

AKHRISO+XOG: Maxaa ka soo baxay Kulankii Golaha Xukuumada PL, xili ay jiraan colaado ka taagan Tukaraq, Ciidamada oo fariin loo diray?

GAROOWE(P-TIMES)- Golaha Xukuumada ee Puntland ayaa kulan ay ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada PL ee Garoowe, waxay diiradda ku saareen arrimaha Ammaanka, Dhaqaalaha iyo wada shaqeynta u dhaxaysa Hay’addaha dawladda iyo dhinacyada kala duwan ee ay ka mid yihiin wakiilada caalamiga ah. Golaha wasiiradda ayaa dhageystay warbixino kala duwan oo la xariira xaaladda dalka, gaar ahaana dhinacyada Ammaana,...

UPDATE: RW Kheyre oo dalab deg deg ah ka helay QM & Ergayga gaarka ah oo la kulmay

MUQDISHO(P-TIMES)- Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midowbay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Ra`iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre, oo qeyb ka ah daganaansho la’aanta siyaasadeed ee hadda ka taagan golaha baarlamanka Faderaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa mudadii uu socday si adag looga wada hadlay in la xushmeeyo madax banaanida baarlamaanka,...