DEG DEG+DAAWO: Baarlamaanka S/land oo qaraar adag ka soo saaray warkii B Faderaalka Soomaaliya

HARGEYSA(P-TIMES)- Golaha Wakiilada ee Somaliland oo yeeshay kalfadhi deg deg ah ayaa uga jawaabay warkii ka soo baxay baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ee Muqdisho, kaas oo lagu joojiyey howlaha Shirkada DP WORLD ay ka wado qaar kamid ah dekedaha Soomaaliya oo ay ku jirto dekeda Berbera.

Baarlamaanka Somaliland waxay ku dhawaaqeen in go’aankaas mid muujinaya cadaawadda iyo naceybka ay Soomaaliya u hayso Somaliland ayaa lagu yiri.

Gudoonka baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in ay u madax banaan yihiin mashaariicda, madax banaanidooda ayna talaabo cad ka qaadi doonaan cid kasta oo isku dayda.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

5 Comments

  1. Muniir says:

    Guuuuuuuuuuuuuuuuul qaranka Somaliland.waakaa baarlamaanka Somaliland metelaa oo kuyimi codka shacabka somaliland. marka yaa wax ka weydiinaya arrimaha Somaliland.MIYAY MIYIR BEEL ASQOOOBEEN,MURAARADILLAAC MA QUUSTEEN,ANNANA FARXADDII MA GAABINAYNEE. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKGUUUUUUL SOMALILAND DOWN CADOWGEEDA CAGTA HOOSTEEDA FOR EVER.

  2. axmed says:

    Idinka Dabacayuun, Cidina idinla hadlimeyso, dad madaxa looga jiro ayaad tihiin, Barlamaankiinu mid jira ee aduunka laga aqoonsan yahey ma aha, Dowlada Somaliya waxey Cayrisey Shirkada D.p World, Go,aankaas ayaa soconaya Somalina raali ka tahey. Somali diid Cunsusuri annagu uma baahnin ,lalamana hadlayo, taas ogaada, ee shacabka aad beenta u sheegeysaan joojiya, Xaaraan yahey.

  3. Muniir says:

    Axmed nasaq aamus neefyohow ciyayaa huubadaa Ku socotee kkkkkkkk alla maxay naftu haysaa ma waxaad islahayd dawladda fadhiidka ah ee xamar baa somaliland wax yeeli karta kkkkk qudhaanjoy Ku quuso.

  4. Muniir says:

    WAR DEG-DEG AH: MADAXWEYNAHA QARANKA SOMALILAND OO GALABTA U AMBA BAXAYA DALKA ISUTAGG IMAARAATKA CARABTA,KADDIB MARTIQAAD RASMI AH OO UU KA HELAY MADAXDA DALKAA LOOGANA JAWAABAYO MARTIQAADKA MADAXWEYNE FARMAAJO EE DALKA QADAR KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKGUUL SOMALILAND.MALOOGASII DARAY MARKA ISXARIIFIYEEN ALLAYLEHE KUWAASI CEEB BAY DHEX FADHIYAAN.

  5. Muniir says:

    YAA KALE EE AAN ANNAGA AHAYN EE QOSOL UBANNAAN YAHAY. MASAAKIINTU WAABAY ISAGA DARAYAAN ILLEEN SIYAASADDU UMA BILAABNEE ANNAGA MA PUNTLANA BAY NA MOODAYAAN OO AY XUKUMAAN AMARKOODUNA KA SOCDA WAABA CEEB CIDDA KUWAASI WAX UYEEDHINAYAAN IYAGII QAAWAN EE KU FASHILMAY AMNIGA XAAFADAHA MUQDISHO MAXAABAY CIDKALE USHEEGI KARAAN.

Leave a Comment