XOG MUHIIM AH: RW Kheyre iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Imaaraatka Carabta, oo yeeshay kulan xasaasi ah, maxayse ka dhaheen Mashariicda Berbera & Boosaaso?

DUBIA(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta soo gaba-gabeynaya socdaal labo maalmood qaatay oo uu ku tagey dalka Imaaraatka Carabta, wuxuu shalay iyo xalayba kulan saacado qaatay la yeeshay mid kamid ah ragga saameynta badan ku leh arrimaha dalkaas, oo ay si adag uga wada hadleen qodobo xasaasi ah oo ay ku jiraan mashaariicda Xukuumada Abu Dhabi...

AKHRISO: RW Kheyre oo booqday Taalada lagu maamuso Madaxdii Boqorada Imaaraatka Carabta ee dalkaas.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay booqday taalada loo dhisay halgamayaashii shuhadada ee Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa booqashadii waxaa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Caraabta, Waxaa uu Ra’iisul Wasaaruhu...

WAR CUSUB: Madaxa ugu sareeya Shirkada DP WORLD oo Hanjabaad la yaab leh u jeediyey Shacabka & Dawladda Jabuuti.

DUBIA(P-TIMES)- Shirkada DP WORLD ee maamuleysay dekeda Dooraale ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, balse laga joojiyey heshiiskaas 21-ka bishii hore ee February ayaa si rasmi ah uga hadashay heshiiska ay ka baxday dawladda Jabuuti iyo waxay hadda yeelanayaan. Madaxa ugu sareeya shirkadan oo lagu magacaabo Suldaan Axmed Bin Salmaan ayaa sheegay in ay Jabuuti ku dhaqaaqday talaabo aysan mahdin doonin, wuxuuna...