DAAWO: Jeneraal Morgan muxuu ka yiri maqnaanshaha G Sool & Maxayse tahay Ajendahah uga dagsan?

GAROOWE(P-TIMES) – Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo kamid ah ragga u taagan qabashada xilka Madaxweyne-nimada Puntland ee dhici doonta 2019-ka ayaa xalay la weydiiyey qorshihiisa ku aadan soo celinta gobalada maqan ee Sool, Sanaag & Cayn oo ay meelo kamid ah gacanta ku hayso Somaliland.

Jeneraalka ayaa xalay la hadlay Ardayda magaalada Garoowe, oo su’aalo kala duwan ka weydiiyey musharaxnimadiisa iyo xaaladdaha ay maanta kusugan tahay Puntland, wuxuuna si gaar ah uga hadlay kaabayaasha dhaqaalaha, Ammaanka, Waxbarashada & Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa da’ayarta Soomaaliyeed.

Mid kamid ah Ardayda dhigta Jaamacadda ayaa weydiisay Jeneraalka su’aal ku aadan arrimaha ammaanka iyo soo celinta deegaanada maqan ee gobalka Sool, kuwaas oo marar badan ay ka hadlaan Xukuumadihii iskaga dambeeyey aana waxba laga qaban.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO: Jeneraal Morgan muxuu ka yiri maqnaanshaha G Sool & Maxayse tahay Ajendahah uga dagsan?

  1. kkkkkkkkkkkkkkk Odayga yartu waxay islahayd warkiisa ha cadeeyo isaguna naftiisa badbaadadeeda wuu yaqaan wuxu yidhi ader waa sir milateri waayo wuxuu og yahay haduu iska yidhaahdo cudud baanu ku muquunin in halkiisa lagu soo qabanayo oo muuse bartiisa ugu tagayuu is ogyahay waar Morgan fule kastaba ha ahaadee waa fariid fule fariid ah sheekooyinkii cigaal shiidaad buuaad u daraseeyey
    takale ninkan sida dhabta ah umuu iman halkan murashaxnimo ee waxa loo keenay in ciidankan fulayada ah oo waxoogaa khibrada ku biiriyo si aanay u yaacin markay sooma jeesta yaasha gurxankooda maqlaan lkn waxay ka ilduufsanyihiin in isagaba uu orodkuu hargaysa ka soo qaaday uu keynya ku galay. Markaa ninka sida uu ku yimid ee loo keenay puntland waa sidaa sida isaga u qaroon ee aanu anagu ognahayna waa in markay yeedho uu is dhiibo ciidankana uu ku wareejiyo Mujaahid muuse biixi si uu inta noloshiisa ka hadhay uu nabadgelyo ugu noolaado waayo habeen kasta waxa uu ku riyoodaa somaliland oo gacanta ku dhigtay,
    laakin caruurtan yaryar ee suaalaha waydiinaysaa waxba ma oga alow qof aan waxba ogayn ha cadaabin

    Reply
  2. Odayga shaqaa puntland ugasoo baxday oo ah kollay ma dooranayaan oo maaha reerkii Ku kaltami jiray aka maxamuud sulaymaan marka marka la dhoho hal cod maad helin wuxuu Ku dhaqaaqayaa shaqadii gallan oo jabhad buu samaysanayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.marka puntland wadkeed baa galay baan filayaa sool iyo waxaasu waa salleelee bari yaanay noqon maamulka bari ee somalia.Annana aananu nugaal qaadan,woqooyiga mudugna galmudug kubiirin sidaana looga faraxalan puntland faataxadana lagu akhrin samir iyo iimaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.bal halkaa hoos udhugta kollay moorgan cigaal shiidaad annaga namasoo qaadi karo dagaalna daabee illeen wadkiisa doonan maayee horuu isagoo naftu hayso ka cararay dhulkayagee orodkiina kismaanyo Ku tegay isagoo isku buuq Ku furmay oo anfariirsan dhawaanbaanuu soo yara miyirsaday markaana waxay tustay jagada madaxweynanimada puntland kkkkkkkkkk.

    Reply
  3. horta kan iidoor ah ee halkan wax ku qora ee marba magac sida
    walwal ayaa ka muuqda coment ayuu isku xiijiyaa iyo boodh isku qarin
    waligaabaa is qari sxb iidoor warkiinii waa fashiluuu dhamaantiin soolna haka sheekaynina iidoor ka sheekeeya taa na bara hanooga sheekaynina dadkagaya waan naqaanaa dadkaan dhalnay waxay yihiine harti wax usheegi maysid isaga haduuna wax kuu sheegin

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada