DAAWO: M/weynaha Somaliland oo qeylo afka ku shubtay, Dagaal qabyaaladeedna u sacab tumay.

HARGEYSA(P-TIMES)- Madaxweynaha maamulka la magac baxay Somaliland Muuse Biixi oo ka hadlayey magaalada Hargeysa ayaa qarsan waayay jabka ka soo gaaray dagaalka Tukaraq maanta ka dhacay, wuxuuna soo xasuusiyey shacabka Somaliland ayaamihii adkaa ee lala dagaalamay Xukunkii Kacaanka.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in duulaan looga soo qaaday deegaanka gobalka Sool, wuxuuna bilaabay aragtida lagu yaqaan ee Iswaalka lagu tilmaamo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

4 Comments

  1. 18 maY says:

    adeer kuwiinan qorayow habka saxafadnimo soo barta malaha SOMALILAND nacaybad u furaten paggekane. Muuze BiiHi Cabdi kinG oF Horn of Africa. fuck fuck fuck nacabka

  2. mustae says:

    alle khyr hakka dhigo

Leave a Comment