DEG DEG: Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka G Sool iyo Hugunka Madaafiicda oo aagag cusub laga maqlayo

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya deegaanada ay ku dagaalamayaan ciidamada DIfaaca ee Puntland & Somaliland ayaa sheegaya in ay hugunka madaafiicda si toos ah looga maqlayo aagaga dagaalka.

Waxaana la xaqiijiyey in galbeedka deegaamka Gambara oo ay qabsadeen cidiamada Puntland ay guul wanaagsan ka gaareen shalay, haddana uu ka socdo dagaal goos-goos ah, kaas oo ay ciidamada Puntland ku doonayaan in ay ku qabsadaan deegaankan.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in maleeshiyada Somaliland ay doonayaan in dib uga laabtaan deegaanada qaarkood, ilaa haddana dagaal toos ah ayay kala kulmayaan ciidamada DIfaaca ee Puntland.

Warar cusub ayaa cadeynaya in lafilayo in uu dagaal toos ah bilaaban doono saacadaha dhaw, ka dib markii ay dhinacyadu kala helen gurmadyada ciidan ee ay u baahnaayeen.

Gaadiidka dagaalka ee fara badan ayaa gaaray jiidaha dagaalka ilaa hadda, waxaana la xaqiijinayaa in labada dhinacba ay hadda heleen gurmadyo ay ka kala keensadeen deegaanadooda.

Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu goor dhaw idinla wadaagi doonaa oo hadda gacanta lagu hayaa sawiradii ugu dambeeyey ee Tukaraq oo ay galeen ciidamada Difaaca Puntland.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

10 Comments

  1. Ganbaray says:

    Wilasha isaq yaan laxumayn waa walahen somalia wax nenaa loshegay halso dhaweyo marka laqabto hana ladaweyo hana lala xirisho hehelkod tasi waa somali nimo

  2. Anonymous says:

    Sawirada tukaraq baan aad uhu bahan nahay ee noosoo dhiga

  3. CANBAASHE says:

    Dagaalka Soomaaliya iyo Soomaliland u dhaxeeya waxa uu noqonayaa, mid lamida dagaaladii ka dhex dhacay Ethopia iyo Eriteria, waana dagaal aan la mahdin doonin, dad badana ay ku dhiman doonaan, kaas oo aakhirka keeni doona in Soomaliland La qoonsado si aan walaaltinimo iyo wada dhalasho iyo Muslinimo ba aysan ku jiri

    • jubalander says:

      war majeerteen baad is haysaan, harti xitaa dagaalka kuma jiro ee ama iska celiya ama dhulkooda ka baxa illaa LAASCAANO wey soconayaan,Somali iyo Daarood midna dagaalka kuma jiro maxaad la suuroonaysaan illaa madaxweynihiinna .

  4. wadaniga dhabta ah says:

    Dagaalkii shalay waxa uu ahaa mid aysan inaba mahdinin Dadlwada Taagta daran ee Moqdishu joogta iyo ciidamadeeda weerarka soo qaaday.

    waxaa ku dhintay oo cagta lamariyey dhamaan ciidankii soo weeraray Soomaaliland ciidankeeda wadaniga ah ee difaacaya dhulkooda iyo dadkooda iyo qaran kooda.

    dagaalkaas waxaa dawlada soomaliya looga dilay ciidan badan, waxaana meel cidlo ah looga cararay dhamaan hubkii ay siteen oo ay ku jiraan, ZUU, Shilke, Dhashiikayaal iyo baabuur 9 cabdi bille ah.

    ciidamada soomaaliland ayaa si buuxda xaragada uga qaatay ciidankii duulaanka ahaa ee gaadmada ku socoday, waxaana xalay laga barooranayey dhamaan guryahii dadkii lasoo qaldee ee ilaa baladweyne iyo baydhabo.

    ciidanka la jabiyey waxay ahaayeen guutooyin laga keenay baydhabo, taas ayaana keentay in siyar dhusha looga maro.

    Dagaalda Soomaliland waa kuwo gacanta laysula tago, oo aan ahayn dagaalo lays waabiyo, dufaacii dawlada soomaliya waa la jabiyey, waxaana la rajaynayaa in dhawaan war naxdinleh soo gaadhi doono, dhamaan inta neceb qaranka barakaysan ee Soomaliland

    • jubalander says:

      waaba la ogaa Iidoor inuu af kanoole yahay, ceebta haysata MUUSE SHAANI oo nin oday ah Beenaale fulay ah,SIILYAANYO ayaaba la qaatay,MUUSE shaandho illaa waaba habar yar oo been badan,adduunku waa u jeedaa meesha yaad been u sheegi kartaan?TukaRaq maxaad ka soo doonteen? cawaan yahay intaa isa soo waashaan adinkoo marqaansan, haddana waxaa leedihiin Somali baa nasoo weerartay. war Somali waxba idunkuma falayso ee # diina magaalo qaata oo illaa Ethiopia kala dhaca.

  5. insha alah allaa inala garab gayaa puntlan waxan Eebe ka baryayaa inuu guuul wanagsan idiinsiin doono Eebow puntland sii guuuuul wacan oo ay ku faraxsan yihiin puntland iyo dadka puntland jaceyl uhaya Amiiiin Amiiiiin Amiiiin Allow
    *puntland guuuul guuul guuuul insha alaah p.s.f*

  6. Cambaashe says:

    OOYINTA JOOJI OO WAX ISKA CELI

    DHULBAHANTE DHULKIISA UGA KAC

    YEA KUU OGOLAADAY IN AAD GAROOWE 30 KILLOMITIR DHULKA DHULBAHANTE USOO GASHID.

    WAS KAASE SOOMAALIWEYN WAX GALAS CELISO. ADIGAA WIILASHAADII KU KHAMAARAY DAGAALKANA MA ISTAAGAYO

    AMA WAA IN SAD GUULAYSATAA AMA WAA IN LAGAA GUULAYSTAA

    MAHADSANID.

  7. Cambaashe says:

    Maanta was maalin Mugdiya

    Siyaasi ayaa hore uga hadlay reer. PUNTLAND AH
    OO YIDHI

    DAGAALKA SOOMALILAND INAGA PUNTLAND OO KALIYA AYUU NAGU EE KAANAYAA KAMANA NIXI KARNO.

    MAANTA TIIBAA TAAGAN

    CIIDANKII PUNTLAND NA WAA LA JABIYEY

    SADEXDA SAACADOOOD EE SOO SOCOTA AYAA GAROOWE XABADU SOP GAADHAYSAA

    WAA IN REERGAROOWE QAXAAN

    WAAYO LAASCAANOODBAY RABEEN IN AY QAXDO.

    PUNTLAND WAXAY IS YAABTAY DAGAALADA KULUL EE SOOMAALILAND LA GASHAY CIIDAMADA ISKU DHAFKA AH EE FEDERAALKA SOO.ALIYA EE DAGAALKA QAADAY.

    INTA Dagaalka lagu geliyey ayaa lagaaga naxayaa

    Maanta ma guulbaad joogaa was taas hoogaagii n.a. at.

    Is bad DHULKA Somaliland iyo Dhulbahante.

    DHULBAHANTE waa Soomaliland

    Dul.iga you munaafaqada joogi

    Dashiishaha iyo laylkasaha aad gumaysato DHULBAHANTE maaha
    DHULBAHANTE was qaran aan quudhsiga swoonin.

    Dagaalka waxaa linka hore kujiraa was ciidamadii DHULBAHANTE ee Soomaaliland

    Xanuunka xabdoodu make dhiibtay.

    Caruurta aad leynjirtay lama joogo

    Markaad rag ishaysaan wax iska celi.

Leave a Comment