DEG-DEG+AKHRISO:- Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Masuul Cusub.

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Xeer Madaxweyne Lr. 59 May 13, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasime Guud.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa Shaqo.

Waxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Waxaa Farxaan Cali Xirsi Loo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

_DHAMMAAD_

PUNTLAND TIMES

Halkaan Ku Qor Fikirkaada