DAAWO: Guddiga Difaaca PL oo goor dhaw booqday Jiidaha dagaalka, lana kulmay Taliska ciidamada Difaaca PL.

Gudiga Taakulaynta iyo Amniga ayaa Booqday Goobihii lagu dagalamay iyo Taliska Guud ee Ciidamada Difaaca Puntland waxana waftigaasi hogaaminaayay Wasiirka Maaliyadda Puntland

Deegaankii uu dagaalka ku dhexmaray Ciidamada Dawaldda Puntland iyo kuwa soomaliland ayaa waxaa Booqday Gudiga Taakulaynta iyo Amniga Ciidamada Dawadalada waxana waftigan hogaaminaayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje waxana ku weheliyay Wasiirka warfafinta iyo Masuuliyin kale

Wasiirka Maaliyadda iyo Waftiga uu hogaaminaayay ee gaaray Goobihii daagaalka iyo Taliska Guud ee Difaaca Ciidamada Dawladda Puntland waxana ay la kulmeen saraakiisha Ciidamada ee ku sugan deegaankaasi

kulan dhex maray Gudiga Taakulaynta iyo saraakiisha Ciidamada Dawladda Puntland ayaa looga wada hadlay wax yaabaha ay ciidamadu tabayaan ee loo bahan yahay in si dhakhso ah loo helo

Gudiga taakulaynta Ciidamda oo uu hogaaminaayay Wasiirka W/Maaliyadda Puntland ayaa balan qaaday in baahiyaha ay usoo gudbiyeen Saraakiisha ay wax ka qaban doonaan si deg deg ah.

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO: Guddiga Difaaca PL oo goor dhaw booqday Jiidaha dagaalka, lana kulmay Taliska ciidamada Difaaca PL.

  1. gardarana maogolin anakan guusha le somajestayashi barakeysna ee puntland waxan leyhy aad iyo aad bad uku mahadsantihin cidamada somajestayasha makablamaysha guul puntland guul ishi bugdoy kubikacso

    Reply
  2. kkkkkkkkkkkkk waa meel abaar iyo omosa oo ay dhalinyaradii yaryarady ee alshabaabka ay berigii kula dagaalameen balo idnla macawis weynaatay bal waxay la soo shirtageen day ragla,aandheh,

    meesha roobku kala qaadi layahay ee raxmaadkii alle qooyey ayay ilaaween in ay u soo sawiraan abaar ooda lulu ah alla ceeb idin bed waar ilayn aqoon la,aani waatan oo kale

    Reply
  3. Sawir hore kkkkkkkkkkkkk waa meel abaar iyo omosa oo ay dhalinyaradii yaryarady ee alshabaabka ay berigii kula dagaalameen balo idnla macawis weynaatay bal waxay la soo shirtageen day ragla,aandheh,

    meesha roobku kala qaadi layahay ee raxmaadkii alle qooyey ayay ilaaween in ay u soo sawiraan abaar ooda lulu ah alla ceeb idin bed waar ilayn aqoon la,aani waatan oo kale

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada