SAWIRRO: Puntland oo ku dhawaaqday in ay qabsatay Tukaraq & Wasiiro Saxaafada kula hadlaya.

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya jiidaha hore ee dagaalka ayaa sheegaya in Guddiga Difaaca ee Puntland ay hadda kulan ku leeyihiin jiida hore, wariyasha ayaana la geeyey goobihii lagu dagaalamay saaka.
Afhayeenka dawladda Puntland ahna Wasiiru dowlaha Xariirka golayaasha ee dawladda Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay Puntland qabsatay deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, isla markaasna ay soo bandhigi doonaan hubka iyo khasaaraha ay gaarsiiyeen Somaliland.
Wariyaasha kusugan deegaankaas ayaa sheegaya in la maqlayey goor dhaw hubka culus oo ay wali wadaan dhinacyadu, waxaase wariyaashu ay sheegeen in ay arkeen tikniko gaaraysa 6 baabuurta dagaalka ah oo leh calaamada Somaliland kuwaas oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Puntland.
Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Amniga, Wasiiru dowlayaal iyo Saraakiisha ciidamada Difaaca ayaa wariyaasha la hadli doona, sidda ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Tukaraq.

 

SI AAD U HESHO XOGAHA U DAMBEEYA RIIX HALKAAN

19 Comments

  1. ilahow puntland gar iyo gardaro guul

  2. Anonymous says:

    Meeye Iidoorkii lahaa Tukaraq anagaa haysana?

  3. Huseen says:

    Jeegani ha is difaacdo

  4. Anonymous says:

    Dagaalka tukaraq jeegaantii doontey ha is difaacdo

  5. Mohamed Duran says:

    Iiidoorka mar haddii laga gubay xuduudahaan soo xiraynaa waa mahad alle xanuunkii haayay dawadiisa waa heleen hadday ku waalataa federalkii baa inala dagaalamaya lol lol

  6. Anonymous says:

    Puntland guuleesta aamiin

  7. halyay says:

    wax war dag dag ah ma maqlo waxan u malaynaya in garowe la galay

  8. Wax Garad says:

    Reera niiclayaal dhabayaco dhirbaaxaada idinku dhacday aad isleediin qarsada waxad qarsataanba waa idin qarsan lkn anagu war kayagu wuu cadyee ama sidaa isu cadeeya hadaad guul gaadheen oo na tusa idin koo dhex jooga Tuka raq hubna haya ama iska ooya,ma xishoodayaal yahow

  9. Ina Harti says:

    . FARI KAMA GODNA.YAA IS GAADHEY. WARAR BADAN WAA LA MAQLI AAKHIRKANA SI UUN BAY NAQON.BAWDYO RAGNA MAALINBA MIDBAA QAAWAN???????

  10. Ali says:

    WAXAAN ANIGU LAYAABAY CIIDAMADII SOMALILAND BADANKOODU WAXAY KALA JOOGAAN GOBALADA IYO HARGEISA OO MAANTA 18 MAY AY MARAYEEN. QAAR BADANA WAXAY JOOGAAN CEELAFWEYN.
    PUNTLANDNA WAXAY CIIDANKEEDII MIN BOOSAASO ILAA GAALKACYO IYO XITAA QAAR CAABUDWAAQ IYO JUBALAND AHBA ISAGU KEENTAY TUKARAQ HADANA GUUTADII CIIDAMADA QARANKA EE BARIGA BAA NAFTA ISKUGU KEENTAY.
    BAL KA WARAN HADII CIIDANKA QARANKA EE KALE MEESHA LA KEENI LAHAA. CAJIIB

  11. Muniir says:

    Markay maqleen in laga qabtay hal taangi iyo gaadiidka dagaalka oo lix ah iyo maxaabiis badan ayay sheekadii bedeleen kana dhigeen inay iyagu wax qabsadeen.Halla arko puntland oo tukaraq jooga oo muuqaal ah hanasoo bandhigaan waxay qabsadeen.DOQONTU TAWSTEEDA WAA QARSATAA WAASE UDHIMATAA.YAAN LA ARKIN MALIISHIYAADKII PUNTLAND OO FIRXADKOODII OO GAROOWE AG FADHIYA LAGANA QABSADAY DHUL HOR LEH.PUNTLAND INAY WAX QABSATO DAAYEE WAXA LA JIIDHAY DHUFAYSYADOODII DULEEDKA TUKARAQ WAXANA KA RAACDAY ERYA ERYA ERYA FAQASH KA HADHKA KKKKKK.

  12. Muniir says:

    Ma afhayeenkii dhamaa ee puntland baa bagekiisa waxan soo dhigay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,ceebeey tacaal calankii majeerteeniya oo meel cidlo ah ka taagan iyo midhadh ilaaladiisa ah oo gubtay oo duleedka garoowe jooga miyaa tukaraq noqotay.WALIBA SIDAA LAYDINKAGA HADHI MAAYO XATAA HADDAANU KU QASBANAANO INAANU BISHA BARAKAYSAN ISDHAAFINNO WAXANU GAROOWE KU RUQAANSANAYNAA 01-DA AUGUST OO AH MAALINKA PUNTLAND LA AAS-AASAY XUDUUDKANA WAXA LASOO XIDHAYAA INTA KA HORRAYSA TAA MEEL KU QORTA XASUUSNAADANA HADDAANANU IDINKA CIIDAYN MAALINKAAS SIDAANU IDIINKA CIIDAYNAY MARKAAD FARMAAJO ISKU DAYDEEN INAAD KEENTAAN DHULKA SOMALILAND ISKUNA SAWIRTAAN EE AANU LAMA ILLAAWAANKA IDINKU DHIGNAY.

  13. Mar haday bilaabantay waxa la eegaaba waa garoowe oo laga qaxo maanta madaxwaynuhu balan buu ku qaaday hada balantayadu tiinii sadexda bilood aad Wadeen maaha

  14. s/land says:

    wow yar yarkii pintland wahpa helay wxy 4 piloood xooog iyo xiniinyapa wadeen maanta hal pacaad lagu lizay laga dhigay
    waaardee ciiidanka qaranka dhirpaaxadiiza faroola yaqaaano wuu nala hezhiiye c/weli yare wah u zheega meezhu qurpihii maahee hhhhhhhhhh

  15. Muniir says:

    Baydhabuu ka shaahayaa kkkk hadde anigu maxaan qaban karaa meesha ma joogin markii garoowe la qabsadayee kkkkk hadde america ayaan isaga laaban ee majeerteenow dalka xoraysta anigu qurba joog baan ahayee kkkkkkkk.Markasta oo dagaal dhaco kadhac kana baxso garoowe iyo puntlandba kkk hadde ma meel laysku aaminaa waa dalleenee.ADIGUBA CAQLAAD LEEDAHEE CARAR MAXAA DHAAMA.FARMAAJAA LOO QAYLA DHAANSADAY LKN MUXUU UQABAN KARAA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.LIBAAX HURDAY SALAAXEEN LKN MAXAA KA RAACAY SOO NAFLA CAARIGII GAROOWE XUF LAGUMA DHAAFIN ILAA QARDHONA LAMASII SOCDO SOOJEESASHO MA JIRTO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.GAALKACAYAA LA OGAA SIDA GALMUDUG OO 2 YEARS JIRTAY AY JILBAHA UQABSADEEN ARIBOOWE DHIBKA NAGA DHAAFA MUDUG WAA GALMUDUGEE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

  16. Anonymous says:

    Ciidamda puntland Al-Shabaab bay meel walba kula dagalamaan adiga kuwaada hargaisa odoyaasha iyo maatada ay xiriraan

  17. Mahad Yusuf says:

    Waa la inqilaabay madaxweyne Cabdiweli Gaas inta maqnaa? Maxa yeelay asaga nabada rabay waxaana dagaalka riday koox asaga ka soo horjeeda oo xukun doon ah. Reer Puntland waxa uu sheegahaya in hada inqilaab ku dhacay dowladooda waxaana ka dambeeya rag wasiiro ah ayaga dagaalka. Ragg boqol kor.uu dhaafahaya ayaa dagaalka inagaga dhintay boqol kale meel ay aadeen lama oga.

Leave a Comment