DHAGEYSI XASAASI AH: Goobjooge kusugan Duleedka Gambara oo PTIMES uga waramay waxa socda & Khasaare uu arkay..

GAMBARA(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes ayaa goor dhaw khadka telfoonka kula xariiray mid kamid ah Goobjoogayaasha deegaanka Gambara iyo Tukaraq oo ka gaabsaday sheegida magaciisa, isla markaasna uga waramay siday wax uga socdaan goobtaas.

Goobjoogahan wuxuu cadeeyey in ay subaxnimadii maanta dhaceen dagaal goos-goos ah oo ka dhacay Galbeedka magaalada Gambara oo ah taliska ugu weyn ee ciidamada Somaliland, wuxuu sheegay in uu kusugan yahay deegaanada u dhaxeeya Gambara iyo Tukaraq ee dhanka Galbeedka xiga.

Goobjoogahan wuxuu sheegay in uu shalay indhihiisa ku arkay 6 baabuurta dagaalka ah oo ay lahayd Somaliland oo afar kamid ah ay gubanayaan iyo 2 uu sheegay in ay dib ula baxeen ciidamada Puntland.

SI AAD U DHAGEYSTO WAREYSIGAN RIIX HALKAAN

6 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGEYSI XASAASI AH: Goobjooge kusugan Duleedka Gambara oo PTIMES uga waramay waxa socda & Khasaare uu arkay..

  1. cabaadka joojiya
    beenta joojiya
    wax qeylo ahi ma jirto
    wax dhib ahi ma jirto

    aduunka wax sidiina u qaliynayaa ma jiro

    dagaal ma jiro,
    dhimasho ma jirto

    website ka kaliya ee laga qaylinayaa waa kiina

    beenta dadka ka daaya
    ragu waligood bay dagaalami jireen

    Puntland ama ha is difaacdo ama haka baxdo xuduuda soomaaliland

    hadal badan ama ooyin badan looma baahna.

    1) Puntland si geesinimo leh, dhulka soomaliland haka baxdo, taas oo abaal iyo karaamo loogu hayn doono.
    ama
    2) Puntland xoog hakaga saarto Soomaaliland oo dhulka hawada qaadato,

    waxii labadaas ka dhaxeeya waa fadeexad.

    Puntland Ma soomaali oo dhan masuul katahay
    MAXAY INAMADA PUNTLAND EE MAJEERTEEN KU DHIMANAYAA

    MIYAA LOO OG YAHAY INTA WIIL EE MAJEERTEEN EE MAANTA DAGAALKA KU DHIMATA

    TAARIIKHDU MIYEY XUSAYSAA DHIMASHADOODA,
    WAALID KOODII AY KA DHINTEEN, MA MAG DHOW BAA LAGA SIINAYAA

    MAJEERTEEN WAA INUU IS QABTAA, OO HADII AY WAALAN YIHIIN, IS DABIIBAAN

    MEESHAN QABYAALADI MA TAALO

    MAANTA DHULBAHANTE SOOMALILAND AYUU SHARAF IYO KARAAMO IYO IXTIRAAM KULA NOOL YAHAY

    DADKA REERSOOMALILAND MAAHA JAMAICAN AMA CADOW DIBADA KA YIMIDAY.

    SOOMAALILAND WAA JABUUTI OO KALE, WAA DAD SOOMAALIYEED, OO KULA DHASHAY, BERINA KU DIFAACAYA HADII CADOW KU SOO WEERARO. MARKAA MAXAAD KULA DAGAALAN TAHAY.

    CAQLIGU HA TALIYO, OO SOOMALILAND DHULKEEDA HALOO DAAYO, PUNTLAND MAANTA NABADA IYO DARIS WANAAGA AYEY DAN UGU JIRTAA.

    BEEN TA DADKA LOO SHEEGAA MEEL KU GAADH SIIN MAYSO.

    SOOMAALILAND WAXAA KA GO AN IN AY BAA BADO, AMA INAY GUULAYSATO,
    CIIDANKA SOOMALILAND DIB U SOO NOQON MAAYO, WAAYO WAA MIN TID.
    HAKU DHIMANINA AYAAN IDIN ODHAN LAHADAA QOLADAN MINTIDKA AH.

    HORE AYAA LOO CADEEYAY, OO KHUBURO CADAAN AHI U SHEEGEEN IN CIIDAMADA SOOMALILAND AY U DAGAALAMAAN SIDA CIIDAMADA YUHUUDA OO AH IN GUULDARO AANAY MARNABA AHAYN WAX AY AQBALI KARAAN HADII MIDI KASOO HADHAYNIN

    PUNTLAND DAGAAL AAD U XUN AYEY ISKU FURTAY, MAANTA SIDA KALIYA EE UU KU DAMI KARAA WAXA WEEYE IN PUNTLAND XADKII TALYAANIGA KU NOQOTO,
    OO DHULKA SOOMALILAND LAGA BAXO, OO DHULBAHANTE DHULKIISA ISAGU TALADEEDA YEESHO, CIDII U MARTIYA EE SHACABANA LA NOO LAATO.

    TAAS AYEY DANTU KU JIRTAA
    TAAS AYAA WIILASHA DHIMANAYA KU BAD BAADI KARTAA
    TAAS AYEY PUNTALAND HORU MAR KU GAADHI KARTAA
    TAAS AYEY DHULBAHANTE DANTOODU KU JIRTAA
    TAAS AYEY SOOMALLINIMADU KU SOO NOQON KARTAA
    TAAS AYAA ILAAHAY LOOGU SOO DHAWAANAYAA
    TAAS AYAA DHIBTA IYO MUSIIBADA SOOMAALI HAYSATA LOOGA BIXI KARAA

    MAHADSANIDIIN

    Reply
  2. WIIL HAWIYE,
    WARYAAYA DAROODOW , NIMANKII CIIDANKA SIYAD BARRE FAQASHTII OO HEYSTAY HUB CULUS IYO DIYAARADO CADAAN WADO LA DAGAALAMAYAY 8 SANO. HA DAANDAANSINANA.
    TAN KALE AAN INKA DIGO HADDII AAD SII WADAAN TAN QABIILKA EE DAROOD HUWANA EE FARMAAJO IYO DAROOD KALE, ANAGOO AH IRIR , OO AH DIR IYO HAWIYE WAA SOO GALI OGAADO. MA ILOWDEEN SAMAROON , CIISE, GURGURA , AKISHE, DAGOODI, GAALJECEL, JAARISO, HIRAAB IYO HERIDIID INEY EY YIHIIN ISAAQ ILMA ADEERTII. WALEE FAQASHEY WAA LUGU YAABAA.

    Reply
  3. Ninka Wax garad isku sheegay somali land WAAN wada noolaan lahayn hadday dhulkooda ku eekaan lahayd laakiin maalintaad calan SNM dhulkayga keentay baad xadkii dhabta ahaa soo dhaaftay. Ninka hawiyana waxaan odhan lahaa isaaq dadba kuuma arkaane oo wallewayn waxba ahayn baad u tahay ee daroodkaga iskala nooliw.

    Reply
  4. war maa hawiye iyo akishe iyo dagoodi noqon karaan. anoo afar nin ah ayaan kala cayrshay hadaadse rag kufaantay ma iloowday marreexaan ma illoowday ogaadeenka Somali oo dhan ka badan hadii Aad israacdaan. waa idin tir tiraynaa. shacab baad tihiine

    Reply
  5. hadii aanu kaa lumin caqligu waad ilaab garane lishaanka kaayimi haday laydhu koru qaado at laliso wuxuu gaarayaa qoon libaaxyo ahe meeshaan iyo luuqbaa tolkay kadani yaallaaye mar hadii suldaan kii labaa soo lalabo weerar hadaan lumin markaliyaan sidii aarka kuu liqiye

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada