DHAGEYSI XASAASI AH: Wasiir Soocade oo si adag uga hadlay Dagaalada Xoreynta G Sool, Fariin adagna u diray Horjoogayaasha S/land

LONDON(P-TIMES) Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Ganacsiga & Warfaafinta ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo la hadlayay warbaahinta gudaha ee Puntland, gaar ahaana Idaacada DALJIR ayaa amaanay howlgalka dawladda Puntland ay ku doonayso in ay ku xoreyso gobalka Sool.

Wasiirka ayaa sheegay in ay talaabadan tahay guul weyn oo ay gaareen Shacabka Puntland, wuxuuna sheegay in maanta loo baahan yahay in wadajir looga qeyb-qaato, isagoo shacabka la hadlay ayuu sheega in horey marar badan ay uga dhici jireen dagaalo, balse ay Puntland u tahay wadiiqada soo celinta gobalka Sool.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

One Comment

  1. wasiirki hore wuxu muujisty muwaadinimada uu uhayo xukuumadiiisa puntlnad waana ku mahsan yahy hambalyada uu ujeediyey xukuumadisa

Leave a Comment