WAR CUSUB: M/weyne Farmaajo oo baaq siyaasadeysan u diray Baarlamaanka Faderaalka ee Muqdisho, una tilmaamay in ay Xukuumada miiska saaran.

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabad lagu caleemo-saarayey Afhayeenka cusub ee baarlamaanka Faderaalka Maxamed Sh Mursal ayaa ugu baaqay Xildhibaanada in ay qeyb ka noqdaan geedi socodka dalkan lagu gaarsiinayo arrimaha ku aadan daganaanshaha…
AKHRISO: Maxaa ka soo baxay kulankii Golaha Xukuumada ee PL

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulankii golihiisa Wasiradda, kaas oo looga hadlay arrimaha Ammaanka, Safarkii Gaas ee dalka Imaaraatka Carabta, Warbixino laga dhageystay Wasaaraddo kala duwan. Sidda lagu sheegay warsaxaafaded ka soo baxay Madaxtooyada…