TOOS U DAAWO: Shirka Hogaamiyaasha D/gobaleedyada oo ka socda Baydhabo.

BAYDHABO(P-TIMES)- SHirka Hogaamiyaasha dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa hadda ka socda magaalada Baydhabo hool la qurxiyey, waxaana madasha ku sugan Hogaamiyaasha Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle & Galmudug.
Sidda muuqata khudbadaha furitaanka shirka ayaa looga hadlayaa Ammaanka iyo Siyaasadda, waxaana si gaar ah diiradda loo saarayaa arrimaha Siyaasadda iyo ammaanka.
Madaxweynaha Jubbaland oo hadlay ayaa sheegay in dawladda Faderaalka ay ahdda wax ku wado si aan wanaagsaneyn dhanka ammaankana dayac weyn uu ka jiro, wuxuu amaanay ciidamaa AMISOM.
HALKAN HOOSE KA DAAWO

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “TOOS U DAAWO: Shirka Hogaamiyaasha D/gobaleedyada oo ka socda Baydhabo.

  1. reer galmudug hirshabeele jubalan hakata shadeen nimanka uhogaansan c/diweli oolaaluush kaqaatay imaarad hadii carabi kharleedahay qudus bayka dhiidhiyilahayd

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada