Baabuur dagaal oo lagu kala qabsaday Dagaalka G Sool & Wararkii u dambeeyey

GAROOWE(P-TIMES)- Mid kamid ah Wariyaasha Puntlandtimes.com oo goor dhaw gaaray jiidaha hore ee dagaalka ayaa sheegaya in uu arkay lix kamid ah gaadiid dagaal oo laga soo qabtay dhinaca Somaliland, isla markaasna ay jireen gaadiid kale oo la gubay.

Roobab xoog badan ayaa ka da’ay goobaha, waxaana adag in la helo sawirro iyo Taliyaasha oo aan ilaa hadda la hadlin Saxaafadda.

labo kamid ah gaadiidkan dagaalka ayaa ah nooca loo yaqaano Beebah, waxaana muuqata in uu dagaalkan yahay mid culus oo aan si fudud ku joogsan doonin.

FAAHFAAHINTA & SAWIRADDA FILO GOOR DHAW

18 Comments

  1. omar deri says:

    kabash kabashle iidoor waxa ku dhacay jac & baaruud \ ma waalwaashay iidoor wuxuu doonayuu helaye guul guul tukaraq oo laga sifeeyey s.land

  2. puntland waxan le yahay weli guusho waa below buco jerad gadhan yana lasoo noqon ishi bugdod kubi kacsho soma jesdayasha puntland

  3. ahmed says:

    war sugan baa loo baahan yahay oo live ah ciidana ka soo baxay naga daaya gole ka fuulka.

  4. 18 maY says:

    adeerayaaL wxani maha warbaahin dhexa waa tii buqland
    markaa warka dhexdhexaadka waa laheli nio

  5. dddd says:

    wanka xumahaydagaalkaa

  6. dagaalka ka soco naya tukaraq iyo aageeda. waa mid a an joog si lahayn sida ii muuqata. waana. waxaay he laan. s.mlnd. haddiyad bay wadaan. waana. ka qaadi doonaa. in sha allaah. ciideenii. iyo. gobolkeenii. bay nagu. soo. were reen anagoo. aan. ugu tegin. gobo LA doo da. maah maah. soo maaliyeed. ayaa. waxay. dhahay SAA. gardaroola,maguuulaysto!!! hadaan. nahay. reer sool. xilbaa. naga saaran. inaan. di faac no. gobol keena. iyo. dowladeena. puntlnd. horaa loo soconayaa.

  7. Moorgan says:

       

     

    You have 2 characters remaining.

  8. Moorga says:

    Dagaalka qidadiisa Morgan baa haya

    Waxaan is faaiideysanaynaa

    1) Dagaalada Soomaliland ka dhexsocda

    Maadaama at cuiidan badan ka qaateen links hore ee dagaalka

    2) waxaan is faaiideysanaa dagaal xaga 18 May taas oo aan u Aragon Janis

    3) Has a waxaan u diray baydhabo so aanuu was u qaadanin

    4) Farmaajana waxaan u in dhiiri galinay inuu wadanku is baxo oo waxa uu gaadhay Qatar.

    Hadaan dagaalka maanta ku guulaysan weynu xaalku ma fiicnaandoono

  9. Anonymous says:

    Ciidamada difaaca Puntland oo 11 km dhan Laascaanood u dhaafay Tukaraq

    iyo dagaalka oo sii xoogaysanaya

  10. Anonymous says:

    fatal majiro

  11. muusa biixi iyo dugaaagisu waxay doonayey heleeen horaana loooyiri cagtii jooogsan weydaa marby ceen lakulantaaaaa

  12. Moorgan says:

    Dagaalka was igu kala baxay
    Puntland qabiilo ayaa dagaalkii is badaxay

    Ciise moxamuud dagaalka way kabaxeen
    Taasbaa keenay in khasaare soo gaadho ciidamada xaqkudirirka ah

    4 gadiidka dagaalka ayaa inaga gubtay markii gurmad ay waayeen.

  13. Moorgan says:

    Dagaalka waa nalaga gacansareeyaa

    Soomaliland way naga ciidan badan tahay

  14. Anonymous says:

    Cumar maxamuud abihiin wasa
    Fulay full dhashay

    Maanta idinka na jabiyey

  15. Ali Ade says:

    Xaalku ma fiicna

  16. Anonymous says:

    Jama wabeeneeye

    Dagaalka markaboreba dulmi kuu ahaa

    Maxaa lagu dhimanayaa ?

    Puntland nabadbay Rabtaa

    Dagaalka cidlo raadsatay Lee at ku eegatahay

  17. Anonymous says:

    Subxaanalaah
    Maanta dagaalka puntlad maysan mah dinin

    Dagaalka waanu ku jabnay
    3 saacadood uun baan Puntland dagaalka wadi kartaa

    Saadka ayaa nagu yar ciidanka Puntland line is hore

    Sub ugurasho ayaan rasameynaynaa

    Hub iyo raba waan ka soo tagnay

Leave a Comment