Dagaal culus oo dib uga qarxay Jiidaha dagaalka.

Wararka naga soo gaaraya deeganada ay ku dagaalamayaan ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in uu hadda dib u bilowday dagaal xoog leh oo u dhaxeeya labada dhinac.

Wararka ayaa sheegaya in uu goor dhaw dagaalkaas dib u qarxay ilaa saakana ay socdeen madaafiicda culus ee ay dhinacyadu is dhaafsaneyeen.

Ilaa hadda ma jiryo faahfaahin dheeraad ah oo laga hayo dagaalka cusub ee duhurnimadan dib u bilowda.

 

 

5 Comments

  1. Muniir says:

    PUNTLAND WAA LAGU JEBIYAY DAGAALADII SHALAY ILAA XALAY WAANA LA CAYDHSADAY.CIIDANKA QARANKA SOMALILAND WAXAY HADDA KUSUGAN YIHIIN GOD-QABOOBE OO GAROOWE AGTEEDA AH UNA JIRTA 10KM.MARKAA HADDII MARKALE DAGAAL DHACO GAROOWAA LAYSLA GELAYAA OO DARYANKA MADAAFIICDU QAADANAYSAA.PUNTLAND WAXA LAGA HAYAA 10 GAADHI OO NOOCA DAGAALKA AH IYO HAL TAANGI IYO HUB AY KA CARAREEN.HALKAN KA AKHRISO XAQIIQADA WARKAAS. http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=221628

  2. Muniir says:

    Wixii aad qorayseen meeyay muuqaalkoodii iyo caddaymohoodii intaad marba soo qoraysaan SIDA NAGASOO GAADHAY JIIDAHA DAGAALKA SALDHIG BAA LA GUBAY IYO HUUHAA.

  3. zaki cisman says:

    waar nimanku iyaga libaax hurda kiciyee hayska dhiciyaan haday awood hayaaan
    puntland ma hadalpaa wax idiin soo celin meesha xabad baa taaala ee xabad ka horgeeya hadal haka horgeyninee
    anigu wxn ka baqayaaaba siday u leeyihin tukaraq ayan qabsanynaa in goroowe subax uun xabada lagu war helo
    puntlandey weliginba cararka taqaaneene maantaba mxn idiin diidaya
    “c/welow adpa caqli waad leede maxa carar kuu diiday ”
    hhhhhhhhhhhhhh

  4. cali aar says:

    puntland waa layaqaanaa waana aqoorayaaasha soomaaliya waana geesiyaasha soomaalia libaax cidkasta oo ku xadkudubta madilo lkn hadii laga xanaajiyo baabah buu kadhigaa marka daan daasiga libaax iska daaya la idin kawaaye wax kadheefa alow wiiras ma idin kakaray , waxaa la rabaey in ay ku quustaa SUUJ IYO GARMAAL IYO GALMUDUG xaqiiqdii majecli qof soomaaliya dhibaatadiisa lkn gardaradu mafiicna marka somaliland waxaan lee yahay waxaatihiin dad indha laaan ku socda lkn indha in la idiin furu maahane sikale maleh

  5. Muniir says:

    WAXBA ILMADA HA QARSANINA EE ISKA BAROORTA AAD NAFISTAANEE. CAGTII JOOGSAN WEYDAA MARBAY CEEB LA KULANTAAYEE.DHUBUQ-DHUBUQ HORE DHABANNO HAYS DAMBAY LEEDAHAY. ——————————- KHASAARAHA PUNTLAND KA RAACAY DAGAALKII SHALAY ILAA XALAY WAA SIDAN HOOS KU QORAN WAANA XAQIIQADII:- 1-Dhimashada 54 askari oo ay Ku jiraan lix taliye oo uu kamid yahay taliyihii ciidanka daraawiishta puntland. 2-Dhaawaca 70 askari oo dhaawac ah. 3-31 maxbuus oo lagu qabtay dagaalka.4- 8 gaadhi oo laga gubay,14 gaadiidka dagaalka oo laga qabtay oo ay Ku jiraan laba taangi ama kaare. KAYFA XAALUKUM WAATAAD NIMCADII KADABSAN WEYDEENEE. GUUL CIIDANKA QARANKA SL.

Leave a Comment