Dagaal culus oo ka bilowday Tukaraq iyo Hubka culus oo laga maqlayo Jiidaha.

TUKARAQ(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in la maqlayo hubka culus iyo dagaal toos ah oo ka socda labo aag oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland & Somaliland.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in rasaas xoog badan ilaa hadda laga maqlayo jiidaha tooska ah ee ay isku horfadhiyaan labadan ciidan, waxaana ilaa hadda la maqlayaa hubka culus.

Ma jirto faahfaahin dheeraad ah oo ilaa hadda lahayo.

SI AAD U HESHO WARARKII U DAMBEEYA RIIX HALKAAN

Halkaan Ku Qor Fikirkaada