Dagaalka oo sii xoogeystay iyo Dawladda Puntland oo hadda hadlaysa

Wararka naga soo gaaraya deegaanada ay kasocdaan dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in uu sii xoogeystay dagaalkan.

Waxaana goor dhaw la xaqiijiyey ilaa hadda khasaare xoog badan oo ka dhashay dagaalkan.

Wasiirka Warfaafinta dawladda Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa cadeeyey dagaalkan, waxaana uu sheegay in khasaare la gaarsiiyey.

Kala sooc wararkeena

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Dagaalka oo sii xoogeystay iyo Dawladda Puntland oo hadda hadlaysa

Halkaan Ku Qor Fikirkaada