Maxaa ka socda gudaha magaalada Laascaano, Shacabka oo dhaqaaqay, Calanka PL oo lagu xiray..

LAASCAANO(P-TIMES)- Wariyayaasha kusugan magaalada Laascaano ayaa soo sheegaya in xaalad kacsanaan ah ay saaka ku waabariistay magaaladaas, ka dib markii ay Shacabku dareemeen in uu dagaal adag ka socda jiidaha dagaalka ee gobalka Sool, ayna ciidamada Puntland u diyaarsan yihiin sidii u xoreyn lahaayeen magaaladaas.

Shacabka ayaa tan iyo xalay sameysanayay Calanka dawladda Puntland & Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya, si ay ugu soo dhaweeyeen cutubyada ciidamada ah ee loo qorsheeyey in ay qabsadaan magaalada Laascaanood.

Wariyaasha ayaa sheegaya in ay tani welwel ku abuurtay Somaliland, waxaana ay magaaladaas geysay Boolis laga keenay Burco oo ku waabariistay jidadka muhiimka ah iyo xarumaha maamulkooda.

Kooxaha u shaqeeya Somaliland ee kasoo jeeda Laascaano ayaa kusugan deegaano ka baxsan magaalada, gaar ahaana Aaga Higlada oo ay joogaan saraakiisha kayimi Burco & Hargeysa oo ay doonayaan in ay la cararaan, hadii dagaalku uu gaaro heerka ugu adag.

Shacabka ayaa ah kuwa u diyaarsan in ay gutaan waajibaadka ka saaran deegaankooda, waxayna doonayaan in ay mar uun 11 sanno ka dib arkaan Laascaano oo uu ku taagan yahay Calanka Baluuga ee Jamhuuriyada Soomaaliyeed.

Cutubyada ciidamada Difaaca Puntland ayaa si dhameystiran goor dhaw gudaha ugu galay deegaanka Tukaraq oo ay shalay galab ka qabsadeen kooxaha Somaliland, waxayna kusii durkayaan jiidaha Gambara, halkaas oo hadda laga maqlayo rasaasta culus ee ay dhinacyadu is dhaafsanayaan.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

9 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Maxaa ka socda gudaha magaalada Laascaano, Shacabka oo dhaqaaqay, Calanka PL oo lagu xiray..

  1. Nimanyahow itaalka daran riyada iyo qarawga inta ka baxdaan Alahiin ka baqa war been ah ayaad irsaaq ka dhigateen.dadka shacabka ayaad kicineysaan gorowe jooga idinka oo gawaari ku xidhanaya sameecado dhulbahante ixsaan umaad galin mudug baad ku leysaan 24/7.war qabiil laguma noqdo dawlad kibir baad ku dhimaneysaan. Idinka oo barooraan ayaan maqli doonaa mar dhow inshalh. Mj waa cadawga ummadda soomaliya

    Reply
  2. Guuleysta xaq u dirirka Puntland. Waxaa hubaal ah in Soomaalidiidku jabayaan ugu danbeyn. Waxaa uun la xeerinayey weligeed waxay ahayd in la dhowro derisnimada intii laga helayo dowlad la wareegta waajibaadka shacabkeeda. Kuwan goosashadu madaxmartay ee weli la 27 sano ka dib oo ku faraxsan DPW ayaa na aqoonsatay waxaan leeyahay. Sool iyo Sanaag waxay noqondoonaan inmaamul ka mid ah ismaamulada ka jira Somalia intendant kale ee yaanay caruurtu kaaga idlaan meshan. Puntland iyo Khaatumo wey iskula jiraan dagaalka waaney guuleysan insha alah.

    Ninkii dhoof ku yimi bey geeridu dhibaysaa

    Reply
    1. madoobe ina collaad huriye. waar heedhe ma mid caqli liitaad tahay. dagaalkaan waa mid laba maamul ee ha ka dhigin mid laba shacab haddaad waxa kala garaneyso. aniga isaq baan ahay magaalada oog dega, ehel iyo abtiyaal ku leh laascaanood. ninkaaga garoowe jooga dadka ha sii kala fogeyn allah adiga ku fogeeye. xataa ramadaan baa sugeynaa ee miyaanad xishooneyn

      Reply
  3. Puntland waa Nin kii Rerxamar ahaa oo tuugada Qabsatay kabah Shaarka Surwaalka kalabexeen u soo Reebay kas,tuumda Negiska keliya Markuu Reerkiisa u tahay Xaaskiisa Weydiisay Xaaji Macaan kugu dhacay Tuugada I heshay Waxeey I dhaheen shaatiga Siib waa siibay Surwaalka Siib waa siibay Saacada Soo Bixi Waa bixiyaay Laakiin hadey Dhihi la,haayeen kastuumada Bixi waa feeri Lahaa waa Dagaalami Lahaa kkk MJ Af,waa kan May Lagu Aamee MJ Hadal haysaan .ceynabo laascanood ceergaabo laasqori taleex Buuoodle waad ka soo cararteen ,siyaasad Cabdii wali Gaas Doorasho u soo socotaa siduu u baajin Lahaa Ku jira dhul aad Qabsan kartaan majirto ii oohinta boorka Iska joojiya

    Reply
  4. c/weli inamdiizu izaga ciyaarayaa kulahaa laascanoodpan qapsanyaa hhhhhhhh
    wlhi inaydaan weligiin taako ka zoo ceshanyn isaaaq tukaraqan aad ku cabaaadaysaan maalin cadbaa laydin ka dareeriyay idinkoo qashar ku ridin
    waaar meesha inamadiinii ayaa ku dhamady c/weli wxn leeeeyahy “adigupa c/welow caqli waad leeedee carar maxa dhaama”
    ama doorasho ku gal ama ku kordhiso maaalinta gorowe xabadu ka dul dhacdo mar marsiiye haka dhigan shirkii qaran baan ku maqnaaa
    muuse xabada kulaylkeeda waa nin soo arkee qurbo jooogiinan yar yaaany hafaaaaydu ka lumin
    xaqiiqadu wey cady cadceeedna sacabo laguma celin karo
    war masaaakinta gorowe joooogta inta leediin laascanood aya la qabsaday yaaany gorowe ka bilaaaban

    Reply
  5. Baroor.com bal ilaahbaan idinku dhaarshee ma caruur iyo dumar baad tihin mise rag laas caanood baa sanqatay dadkii aa kacay waa ragu maato kuma wareegaystee wax iska cesha ama isdhiiba oo niicda joojiya raganimadu waa idinkoo ka hadha wax aan idiin cuntamayn hadii aad joogi waydaan wax aad ku jogtaan uun baa laydin tusi

    Reply
  6. Bal cidii nabad jiis u noqota aan aragno, daba cayuuni Puntland iyo reer sool war uma hayaan, , Guryahooda waa in dagaalku gaaraa., Xanuunka ay dareemaan Xaaraantu, la wasaa.

    Reply
  7. WAAR HADAANU DHULBAHANTE NAHAY, SHALAY DAGAALKII DHACAY KAALINTA UGU WEYN ANAAGAA KA LAHAYN

    MAJEERTEEN INUU DHULKAYAGA QAATO OO NA GUMEYSTO YEELI MAYNO,
    WAXII SHALAY AANU KU DHIGNAY DAWLADA SOOMAALIYA WAAD ARAGTEEN,

    ADEER DHULBAHANTE DHULKIISA AYUU DOONAYAA ILAA GAROOWE ANAGAA LEH.
    DAGAAL WAA GALIN DANBE

    HAKU KOR OOYIN DUMAR IYO CIYAAL, KUWAAGA SOO KAXAYSO, MAXAA KUU GEEYEY DUMAR KAYGA IYO CIYAALKAYGA, KU WAAGII MEEYEY.

    WAA LAGU YAQAANAA MAJEERTEEN SIYAASADA CARUURTA EE GURACAN,
    DHULBAHANTE ADEER MAAHA LAHAYSTE LAGU DAN GAADHO.

    SOOMAALILAND BAAN AHAY, DHULKAYGANA KABAX.
    AMA CASHARADEYDA BARO

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada