Taliskii guud ee ciidamada Somaliland oo la gubay ee Tukaraq & Hub culus oo la burburiyey

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in galabtay ciidamada Difaaca ee Puntland ay burburiyeen saldhigii ugu weynaa ee Somaliland ay ku lahaayeen ciidamadeedu deegaanka Tukaraq oo ay qabsadeen bilowgii sannadkan.

Wariyaal kusugan magaalada Laascaano ayaa sheegaya in ay sidaas u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada Somaliland oo sheegay in hubka culus ay Puntland ku garaacday saldhigaas, isla markaasna uu dab-qabsaday mid kamid ah keydadkii ay ciidamadaas lahaayeen.

Saldhigan ayaa la sheegay in duqeyn ay ku dhacday, waxaana ka dib taas ay ku qasabtay maleeshiyada Somaliland in ay ka baxaan deegaankan oo ay dhufayso ciidan ka sameystaan hareeraha Togga u dhaw deegaanka Gambara oo ay daganayeen 8 sanno ee lasoo dhaafay.

Cutubyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland ayaa gaaray gudaha Tukaraq, waxayna si feejigan ciidamadu baaritaano ugu sameeyeen goobo ay Miinooyin ku xireen maleeshiyadka Somaliland, kuwaas oo horey xogahooda loo hayey.

Ma jirto faahfaahin dheeraad ah, balse wararku waxay cadeynayaan in ay ciidamada Puntland gaareen guulo, dagaalkii ugu cuslaa ee bilowday duhurnimadii maanta, inkastoo aysan jirin faahfaahin kale oo dheeraad ah.

20 Comments

  1. Ali says:

    WAXAAN ANIGU LAYAABAY CIIDAMADII
    SOMALILAND BADANKOODU WAXAY KALA
    JOOGAAN GOBALADA IYO HARGEISA OO
    MAANTA 18 MAY AY MARAYEEN. QAAR
    BADANA WAXAY JOOGAAN CEELAFWEYN.
    PUNTLANDNA WAXAY CIIDANKEEDII MIN
    BOOSAASO ILAA GAALKACYO IYO XITAA QAAR
    CAABUDWAAQ IYO JUBALAND AHBA ISAGU
    KEENTAY TUKARAQ HADANA GUUTADII
    CIIDAMADA QARANKA EE BARIGA BAA NAFTA
    ISKUGU KEENTAY.
    BAL KA WARAN HADII CIIDANKA QARANKA EE
    KALE MEESHA LA KEENI LAHAA. CAJIIB

    • nacasaw puntland waxa Ku furan furimo baden sida galgala, qandala iyo waliba mudug oo ayana furin kale ah. Somaliland na furin kale maleh oo puntland ahayn .

    • jubalander says:

      @ Ali majeerteen iska celi nio, anigaa hadda jooga Caabudwaaq, Iidoor dagaal nagama dhaxeeyo,hal qabiil oo Daarood ah ayaad is haysaan, ee iska celiya haddii aad rag tihiin, Daarood haddii uu idinla dagaalamo OGAADEEN ayaa u ugu xiga majerteenka kuwaasi haddii ay idinku soo duulaan balaayo ayaa idinka raaci doonta.Marreexan Gedo ayuu joogaa inta badan, mana idin naqaanno, laakiin Majeerteen waa walaalahayga ciddii dhibaataysana maa jecli, waa ogahay in ay iska kiin celin karaan lakiin haddii ay ii baahdaan, mudug ayaan la joogaa ogoow.

  2. Muniir says:

    PUNTLAND TUUR-TUURKII WAY EEDAY MAANTA ALLAYLEHE.RIWAAYADDII GAAS EE AHAYD SI MARKALE LAGUUGU DOORTO XILKA MADAXWEYNAHA PUNTLAND MAR UUN TUUR-TUUR CIIDANKA QARANKA SL UU KU AMRAY MALIISHIYADIISA SI AAN LOO ODHAN FAR MUU TAAGIN KADIB QABSASHADII TUKARAQ AYUU SAAKA AMAR SIIYAY MASAAKIINTII KU RAFAADSANAA TUKARAQ DHAWRKA BILOOD SI AY UTUUR-TUURAAN CIIDANKA QARANKA SOMALILAND,SI SAXAAFADDA LOOGA SHEEGO KUNA HELO DACAAYAD UU KU FAANO LKN WAXBAA KA RAACAY OO SAAKA LOOMA DULQAADAN EE WAA LA CAYDHSADAY WAXANA KA DHACDAY ERYA ERYA ERYA.

  3. Muniir says:

    Puntlandtimes,Waxaa aad sheegaysaan hadhow meel haw waayina.Bal gambadha iska daayee tukaraq oo ciidanka qaranka Somaliland ka bexeen halla arko.Puntland meel ay qabsato daayee waxa la jiidhay fadhiisimadoodii ay kulahaayeen duleedka tukaraq waxanay ciidanka qaranka somaliland ku dhufteen dhirbaaxo kulul oo aanay kasoo waaqsanayn.puntlandna waxay Ku waalatay Somaliland baa nasoo weerartay kkkkkk alla maxaa innagu watay bay hadda Ku jiraan.WALLAAN LAYDIINKA HADHAYN HADDAANU RAMADAANTA ISDHAAFINNONA BACDA RAMADAAN WAA LA ARKIN CABAADKIINNA.WAANAY SOO BIXI XAQIIQADU UGU DAMBAYN 48KA SAAC EE SOO SOCDA.MARKAA YAAN LA WAAYIN PUNTLAND OO TUKARAQ KUSUGAN HADDAAN LA ARAG IYAGOO GAROOWE AG FADHIYA DHUL HORLEHNA LAGA QABSADAY.

  4. Wax Garad says:

    Ilaa saaka marba wax yar ha iisoo malmauuqine maxaad u soo sawiri wayday waxaad gubtay yaab walee dhabayaco ilaa godkooda loogu galo miyirsanmaysaan

  5. Wax Garad says:

    Ilaa saaka marba wax yar ha iisoo malmauuqine maxaad u soo sawiri wayday waxaad gubtay yaab walee dhabayaco ilaa godkooda loogu galo miyirsanmaysaan

  6. Wax Garad says:

    Muniir Mujaahid

    waan ku salaamay dee anigu waxan daanshadaanshoonayaa Godqaboobe waxana ku sii jeedaa Garoowe ilaa Boosaaso balse ilaa amar danbe halkan baan joogayaa qaylay aflabadii yeedheen somaliland naga soo gaadhaay madaxtooyadii waxa taleefan haysta naga qabtaay baa ka dhacday kkkk

  7. war daga daga waxa lasoo sheegaya in madax badan oo putlan ihi ay caawa qardho ubaxeen garoowana aamini waayeen

    • mascuud says:

      lipaaah iga dheh hhhhhhhhhhhhh waleeee yar yarkii wahpaa raacy xildhipaanadii may ku cipro qaaatan oo ceeptooda laascanood loogu xidhy ileeen hdii hargyza lagu hidho zharafpay u ahaan lahayde reer garooowe ayuu zhaaha kaga capi laha hargyza laygu zoo hidhaye waleeeee manta wahpa raaaacy tag iga dheh hhhhhhhhhh

  8. Anonymous says:

    Kawarama haday sarisen iyo ps dagaalka galaan iidoor dambe malamaqli doonaa hada cidanka difaca puntland kaliya aya idoor ceyrsadaye

  9. Muniir says:

    WAX GARAD,MJ WAAN KAA QAADAY SALAANTA MID LAMIDAANAAN HAWADA KUUSOO MARINAYAA WAXAANAAN KULEEYAHAY HAMBALYO MUNAASIBADDA XUSKA 27 SANO GUURADA AAS-AASKA QARANK BARAKAYSAN EE SOMALILAND.INTAA KA BACDI WAXAYNU HAMBALYAYNAYNAA CIIDANKEENNA QARANKA EE DHIRBAAXADA AY LA SUUXEEN KU DHUFTAY MALIISHIYAADKII KU HARRAADAY SHANTA BILOOD DULEEDKA TUKARAQ.SXB,GAROOWE 20 KM BAA LOO JIRAA BAA WARKU SHEEGAYAA EE BAL WARKA NASII.

  10. Muniir says:

    WAX GARAD, dee sxb waxaynu soo xidhaynaa xuduudka yoocadde oo 7km garoowe ujirta.bacda ramadaantana waxaynu ku ruqaansanaynaa garoowe oo waxaynu waliba Ku beegaynaa 01-da August oo ah markii la aas-aasay maamulka majeerteeniya waanaynu ka ciidaynaynaa kkkk sxb bal arrinkaa ka warran sow OK maaha.DOQONTU TAWSTEEDA WAA QARSATAA WAASE UDHIMATAA BAA LA YIDHI PUNTLAND WAXAY CAAWA KU BAROORANAYSAA MAXAA INNAGU WATAY FIRXADKOODIINA GAROOWE AYUU CARARKII KU GALAY SE WAA LAGAGA DABA IMAN ILAA AY GACMAA TAAGAAN.

  11. Anonymous says:

    Ciidamada Puntland ugu awooda badani waa Sarecen, PS iyo Daraawiista.. PS iyo Sarecen midna masoo galin dagaalkan

  12. mahamad says:

    alle waxaan ka bar yayaa in uu qaboojiyo dagaalka u dhexeeya Somaliland& puntland oo ah dad walaalo ah lkn s/ land & maxay ugu calaacalaysaa dawldii fadaraalka baa na soo weeray

  13. Muniir says:

    Sawtii ciidanka puntland dawladda somalia la wareegtay ballan qaadayna mushaharkooda markay gadood iyo boob Ku wareeriyeen garoowe,boosaaso,qardho I.w.m.marka soo maahayn inay farmaajo ka amar qaataan waa sidee xaalku?midda kale dee puntland waqtigii xasan shiikh waxay odhan jireen markay Somaliland dagaalamaan “WAXA NASOO WEERARAY SOMALILAND IYO SOMALIA MARKAA ANNAGA MAXAA NOO DIIDAAYA INAANU NIDHAAHNO FAQASH BAA NASOO TUUR-TUURTAY IYO MALIISHIYAADKA MAJEERTEENIYA KKKKKKKKK.MIDDA KALE PUNTLAND SOO SOMALIA MAAHA.

  14. deeq says:

    puntland jab iyo bur burin bay ku sameysay jamhadii reer waqooyi wana kaftay tuko raq hadana gambara la sii cayr sanayaa gambara haradigoodii guul guul puntland

  15. NJ NANA says:

    hhhhhh muniiir aapo caalaacal ka igadaa puntland soobaro wxay tahy hadow sooo hdal aqoon la aan kuhaysee

  16. Anonymous says:

    WAAR WAA HABLAHEYGII MUNIIRO IYO WAX MA GARATO, HABLAYAHOOW RAGIINA KA DANBEEYA ILEYN HAWEENKA REER WAQOOYIGU MA XISHOODAAN KKKKKKKKKKKKKKKK IDINKU KAN IDIN QABA BAA QOLADIISA TIHIIN MUNIIRO IYO WAX MA GARATO AYAAN LA HADLAYAA MAANTA LAGA BILAABO WAXAA TIHIIN HABLO PUNTLANDER AH KKKKKKKKKKKKKKKKKK VIVA PUNTLAND FORSE DARWIISH

Leave a Comment