AKHRISO: Madaxtooyada Puntland oo war adag ka soo saartay dagaalka Gobalka Sool, kuna dhawaaqday

War qoraal ah oo goor dhaw ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland ayaa looga hadlay duulaamada qorsheysan ee maamulka Somaliland, waxaana ilaa hadda ay sheegtay in ay ilaalisay mudo dheer deris wanaaga iyo walaalnimada.

Madaxtooyada Puntland waxay sheegtay in dagaalka socdaa uu yahay mid culus.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada