XOG SUGAN+AKHRISO: Maxaad ka og tahay Ujeedada Wasiir Cawad looga reebay Safarka Qadar ee M/weyne Farmaajo?

MUQDISHO(P-TIMES)- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa sababta keentay in safarka Dibada ee Madaxweyne Farmaajo laga reebo si aan lafileynin Wasiirka Amuuraha dibada ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ay shaqadiisa ahayd safarkan dibada ah ee Madaxweynuhu aaday.

Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in horey uu liiska dadka baxaya ugu jiray Wasiirka Arrimaha dibada ee Soomaaliya, isla markaasna loo sii sheegay in uu jiro safarkan oo uu horeyba xog badan uga hayey, wuxuuna isku diyaariyey safarkan.

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya oo liiska gacanta ku hayey ayaa si toos ah uga saaray magaca wasiirka Arrimaha dibada, wuxuuna ku bedelay Wasiirka Iskaashiga & Maalgalinta caalamiga ah Jamaal Cabdi oo ay saaxiibo dhaw yihiin.

Fahad Yaasiin & Wasiir Jamaal ayaa ka wada dhoofay magaalada Nairobi, iyadoo uu wehliyo lataliye sare oo kasocda Madaxweyne Farmaajo, waxayna ka dageen maalin ka hor booqashadan magaalada Doha ee dalka Qadar.

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo sugayey in ay wafdigu ka baxaan Muqdisho ayaa ka war helay habeen ka hor socdaalka wafdiga Madaxweynaha in uusan ku jirin oo liiska laga saaray, taas oo ku noqotay filan waa rasmi ah, wuxuuna isku dayay in ay is arkaan Madaxweyne Farmaajo balse uma suuragalin.

Xogaha ayaa sheegaya in wasiirkan uusan fiicneyn xariirka kala dhaxeeya Madaxda dawladda Faderaalka qaarkood, gaar ahaana Ra`iisulwasaaraha iyo Agaasimaha Madaxtooyada, tan iyo wixii ka dambeeyey markii uu si cad u sheegay in xariirka Imaaraatka Carabta & Soomaaliya uu yahay mid aan waxba la dhaawici Karin.

Mr, Cawad wuxuu dhawaan ka sheegay magaalada Riyad in aysan kala maarmin Soomaaliya & Imaaraatka Carabta, wuxuuna si rasmi ah u cadeeyey in uu jiro wada-hadalsiin ay wadaan dawladdaha Carbeed qaarkood, oo ku wajahan sidii labada dal xariirkooda loo hagaajin lahaa.

Puntlandtimes.com waxay kaloo ogaatay jiritaanka wararka sheegaya in Wasiirkan labedeli doono marka dhawaan laysku raaco isku shaandheyn lagu sameyn doono golaha Xukuumada ee Soomaaliya, gaar ahaana booskiisa lagu bedeli doono xubin kale oo ka soo jeeda Puntland, loona arko in ay la jaan-qaadi karto siyaasada Imaaraatka naceybkaa ee kajirta Muqdisho.

9 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “XOG SUGAN+AKHRISO: Maxaad ka og tahay Ujeedada Wasiir Cawad looga reebay Safarka Qadar ee M/weyne Farmaajo?

  1. cawad wa nin reer punt hadii lasaaro ina adeerkisa imaan qomkasi makala leexdan wa isku dan juxa labadaly cawad bayimi shabab iyo walalohod wakooxda fahad yasiine cawad waa juxa kad sowadana wa cawad kale midha waydin ku shaqaysan puntlander guuuuul siyasiyiintena walaaqa

    Reply
  2. Farmaajo hawiye u shaqeeyaa sigaarna koofurta dadka soo jeeda ay uu isu tusiyaa in uu shaqeeyo lkn Wadan hasugin in uu Soomaaliya taalo u dhisanyaan hawiye buu moodaa dadka kale wax magarada ayaa lkn kadaran wadan ma waxaa in hayadaha daw Liga iyo kuwa kala a isku darsadaan dad kasoo jeeda koofurta ama loo qabto wax walba waxaa farmaajo xamar loo sacabo tuwey waa kudaneeso sidii markii rwsre lagadhigay buu ciidamdii somali magacoo janano iyo sarakiil u magacaabey indhacade goobaale dhagaban

    Reply
  3. Moqdishu Dowladnimo & wanaag toona kama soo socdaan. Dhamaan wixii Parliament ama wasiiro ka jooga reer Puntland waa in loogu yeero inay Garowe yimaadaan. Kadib xiriirka loo jaro Xamar DF kaban. Waa in sida Sland gooni loo istaagaa. Armaajo si waagu ugu baryo.

    Reply
  4. Faqashey, oggolaada wixii la idiin garto. Muranka daasya. 1991-dii baa la idin
    kufsaday. Sidii la doono ayaa lagaa yeelayaa. Wax aad sameyn kartidna ma jiraan.

    Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa nin ku dhashay Xamar. Hawiye ayuuna xidid la yahay. Isla Hawiye ayaa ku fariisiyay kursiga madaxweynaha. Hawiyaha ayuuna
    u shaqeynayaa. Puntland waa neceb yihiin Farmaajo. Waxay jeclaan lahaayeen
    in lagu beddelo shakhsi ka soo jeeda Puntland. Mana dhaceyso taas.

    Ama calaacala, sidii dumarkii. Ama soo dagaal gala oo muujiya inaad rag tihiin.
    Hadda waxaa la idinku tiriyaa dumarka. Majeerteen waa naago iyo naag u yaal.

    Reply
  5. Punland cidna u baahna iyadaa loo baa hanyahay waa qof damiirxun qofka caayana dib taariikhda ugu noqo qofka caatamayow 27 years bey hawiye dowlad dhissi la yihiin maxaa sababey isweydii bakeyloo

    Reply
  6. Farmaajo waa madaxweene Hawiye bal we’ve 200 oo Mayan beey Qadar ugu deeqay somaliyoo idil xamar masoo dhaafin nin kan messha maba xukumo waa Moore ku qaraabto wadani been ah waa Moore punand waa Ineey xiriirka u jartay viva puntland viva imaraadka

    Reply
  7. XOOLAHA WABKA SOO GALAYO WAR MIYEEDAN OGEYN DAWLADAAN IN DADKA CAQLIGA U SAAXIIBKA EE REER PUNTLAND AY DHOODHOOBEEN OO GEED DHEER IYO MID GAABAN U FUULEEN WAX UN IN LA DHISTO WAR MIYEEDAN OGEYN HAWIYE OO GARAN WAAYEY IN AY KU HESHIIYAAN XAMAR OO QAD CAGAARAN SAMEEYSTEY IYO MADAX TOOYADII OO HAL QOLO HEYSATA IN ALLA U NAXARIISEYGII INA YUUSUF YEEY UU YIMID XAMAR UU KA SAMEEYEY NIDAAM IYO KALA DANBEEYN IN HUBKA LAGA ARUURIYO QAB QABLAYAASHI WAR MIYEEDAN OGEYN IIDOORKAAN OO REER AH INEY RABEEN INEY ADUUN WEYNAHA KA GADAAN WAXAY NU KA GO’AYNAA SOOMAALIYA INTEEDA KALE OO WAXAAN NAHAY DAD KA MADAX BANAAN SOOMAALI CIDA HOR IS TAAGTEY OO BEESHA CAALAMKA U SHEEGTA WAA PUNTLAND REER CUNSURI AH BAA JOOGA WAX SOOMAALILAND LA DHAHO MAJIRAAN MARKA KAN LEH FAQASH ADIGA HADA FAQASH KU SOCDA WAANA ARKI DOONTAA LABO SOOMAALILAND OO SAMEEYSANTEY KKKKKKKKKKKKKKKKKK MARKAAS BAA KA WADA HADLEEYNAA WIXII FAQASH

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada