DEG DEG+DAAWO: Muuse Biixi oo dagaalkii Tukaraq u badalay xeelad cusub & Isku shaandheyn uu ku sameeyey Horjoogayaashii G. Sool kadib fashil xoogan oo dhacay

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in isku shaandheyn uu ku sameeyey hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi horjoogayaal ugu magacownaa maamulkiisa gobolka Sool. Wararku waxa kale oo ay intaasi kusii darayaan in Taliyihii qaybta Booliska gobolka Sool…
Dhagayso:Sacuudiga oo ku dhawaaqay war farxad galiyey shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO(P-TIMES)- Sida lagu qoray wargeyska Al-Iqtisaadiyah oo kasoo baxa dalka Sacuudiga dowladda Sacuudiga ayaa u ogolaatay Bangiga Horumarinta Islaamka in ay keeni karaan xoolaha dalka Soomaaliya oo ay dowladda Sacuudigu hore uga xayirtay dalkeeda. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA Afhayeenka…