BREAKING NEWS+DHAGEYSO: Ciidamado & gaadiidkii ugu badnaa oo ka goostay S/Land Iska horimaad dhacay & khasaare ka dhashay

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo laga helayo Taliska ugu sareeya ciidamada Somaliland ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay bilaabeen in ay ka goostaan kuwa Somaliland, waxaana la xaqiijiyey in ay shalay goosteen 3 kamid ah baabuurta dagaalka dhexmaray ciidamada goostay iyo kuwa ka daba tagay ayaa la xaqiijiyey in uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

Halkaan Ku Qor Fikirkaada