DAAWO: Ganacsato ka soo jeeda Somaliland oo si adag u eedeeyey Faysal Cali Waraabe, Fariin-na u diray Isimadda SL

GAROWE(P-TIMES) – Ganacsatada Somaliland ka soo jeeda ee kaganacsada magaalada Garowoe caasumada Puntland ayaa fariin kulul u diray Faysal Cali Waraabe iyo Isimadii shalay hadlay, kuwaas oo ay sheegeen in ay u muuqdeen kuwa doonaya in cadaawad dhex-dhigaan Shacabka labada dhinac, waxayna ku dhawaaqeen go`aankooda ku aadan siyaasadda iyo dagaalada socda.

HALKAN RIIX SI AAD UDAAWATO

Halkaan Ku Qor Fikirkaada