DAAWO: M/weyne Farmaajo oo culumada Muqdisho ka codsaday In ay qeyb ka qaataan Dagaalka joojintiisa

MUQDISHO(P-TIMES)_ Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah culumada magaalada Muqdisho, oo ay ka wada hadleen ka qeyb noqoshada culumadaas ee dagaal lagu qaado Al- Shabaab, waxaana sidaas oo kale laga wada hadlay dadaalada nabad-raadineed ee dagaalka Tukaraq.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada