DAAWO: Mid kamid ah Beelaha S/lAND ee ciidamada ugu badan ku leh Colaadda Tukaraq oo baaq soo saartay

HARGEYSA(P-TIMES)- Qaar kamid ah waxgaradkada, Salaadiinta & Odayaasha beesha Habarjeclo oo qeyb ka ah dagaalka Tukaraq lehna ciidamada ugu badan ee kajooga ayaa welwel ka muujisay dagaalo ka dhaca gobalka Sool iyo cabsida ay ka qabaan xaaladdu in ay faraha ka qaado.

Shir maalmihii ugu dambeeyey ka socday magaalada Hargeysa una socday waxgaradka & odayaasha beeshan ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed ay ugu baaqayaan Puntland iyo Somaliland in la joojiyo dagaalkan….RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

 

2 Comments

  1. Hadayba run ka tahay may u sheegaan Muuse Jaahil inuu kala baxo ciidankiisa gobolka Sool?
    May iyagu beel ahaan kala baxaan ciidankooda tukaraq? Maxaa kalifay inay maleeshiyo beeleed habarjeclo Sool lagu soo guro? Ruwaayad baad wadaan aan soconayn

Leave a Reply

Your email address will not be published.