DAAWO MUUQAAL: Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ku eedeyay Shirkada DAHABSHIIL in ay qeyb ka tahay Duulaanka Somaliland ee G Sool.

GAROOWE(P-TIMES)- Gudoomiyaha guddiga Difaaca ee baarlamaanka Puntland Saadiq Abshir Garaad oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta baarlamaanka Puntland ee Garoowe ayaa si adag uga hadlay dhaqdhaqaaqyada faragalin uu sheegay in Shirkada DAHABSHIIL ay qeyb ka tahay duulaanka Somaliland ku soo qaaday gobalka Sool, waxayna u direen digniin deg deg ah, haddii usan faraha kala bixin xaaladda dagaalka ee taagan.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO DIGNIINTAN

2 Comments

  1. axmed says:

    War erya munaafaqa, Koofurna asagaa dabkaka shidaya Xaaraamiga.

  2. muxtaram says:

    digniin ma ee al babada hallesku dhuffo meel walbo ay kagatal buntland dahanshiir hada ayad garaten xaqiiqda guul wacan

Leave a Comment