DAAWO: Puntland oo si adag uga jawaabtay Waan-waan ay wadaan Culumada qaarkood, cadeysayna mawqifkeeda

Guddoomiyaha guddiga difaaca Barlamaanka dowladda Puntland Saadiq Abshir Garaad oo Puntland TV kula hadlay xarunta golaha wakiilada ee Garoowe ayaa sheegay in ficilada iyo hadalada ay saacadihii u dambeeyey bilaabeen culumada Somaliland & kuwa la shaqeynayaa ay yihiin kuwa aan meelna gaari doonin.

Xildhibaan Saadiq ayaa ugu baaqay in ay garowsadaan kooxahaas in dhibka lagu Hayo Shacabka gobalka Sool uu soo taagnaa 11kii sanno ee lasoo dhaafay, uusana maanta bilaaban, cidda bilowdayna ay tahay maamulka Jeegaanta ee aysan aheyn Puntland.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

One Comment

  1. axmed says:

    Culumadii Bixi Dhusadoodi maqalayey , kuwaan maxey ahaayeen. hala garaaco Xaaraanta.

Leave a Comment