DAAWO: RW Kheyre oo xalay arrin uu la yaabay kusoo arkay Saldhigyada Booliska ee Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Ra`iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan xubno uu ka mid yahay wasiirka Amniga iyo taliyaasha laamaha Ammaanka ayaa booqday Saldhigyada kuyaala caasumada dalka ee Muqdisho, xili ay shacabku cabasho weyn ka muujinayaan xirnaanashaha jidadkii muhiimka ahaa ee caasumada, xili ay u adeegan lahaayeen Caruurta ciidul fidriga.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

 

 

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada