DEG-DEG-DHAGEYSO:- Madaxweynaha PL Dr. Gaas Oo Ku Dhawaaqay War Culus Oo Ku Saabsan Xeerka Isgaarsiinta DFS, Baaqna Diray.

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, oo maanta Furayay Shir Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo Muran Fara badan ka Dhex Abuuray Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa Sheegay in Xeerkan uu yahay midkii lagu Shaqeyn jiray Xilligii Dowladdii Dhexe ee Jaalle Siyaad Barre, Isagoona Baaq u diray Dowladda Federaalka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA PL OO XASAASI AH.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada