DEG DEG: M/weyne Gaas oo shir gudoominaya kulan xasaasi ah oo looga hadlayo Ammaanka, Tukaraq & Dhacdooyinka cusub

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoominaya kulan ay leeyihiin golaha wasiiradda ee Puntland, waxaana kulanka looga hadlayaa ammaanka, dagaalada gobalka Sool, mawqifka cad ee dawladda Puntland iyo arrimaha hadda kasocda magaalada Laascaanood.

Sidaas oo kale golaha ayaa ka wada hadli doona qodobada ku saabsan Ammaanka oo ay si feejigan uga wada hadlaan todobaad kasta, iyadoo ay socdaan howlgalada ciidamada difaaca ee Puntland ay ka wadaan xaduudaha iyo goobaha Argagixisada.

SI AAD U HESHO FAAHFAAHIN RIIX HALKAAN

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada