DAAWO: Col, Indha-Sheel & Waxgaradka Buuhoodle oo ku dhawaaqay war naxdin galiyey maamulka Somaliland

BUUHOODLE(P-TIMES)- Waxgaradka, Odayaasha, Siyaasiinta qaar kamid ah beelaha gobalka Cayn ayaa kudhawaaqay in ay taageersan yihiin howlgalka dawladda Puntland ay doonayso in ay dib ugu soo celiso gobalka Sool, waxayna xubnahan dhawaan ka yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Khaatumo Col, Indha-Sheel iyo Salaadiinta dhaqanka ayaa sheegay in ay taageersan yihiin howlgalkan dawladda Puntland, ayna xooga saarayaan sidii looga miro dhalin lahaa go`aankaas oo ay dib ugu soo celinayso dawladdu gobalkaas….RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.