DEG DEG+DAAWO: Garaadka & Caaqilka Guud ee Beesha Jaamac Siyaad oo goor dhaw shir jaraa’id wada qabtay, si adagna uga hadlay wararka Somaliland.

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Shir jaraa`id oo ay goor dhaw si wadajir ah u qabteen Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale garaadka beesha Jaamac Siyaad iyo Caaqilka guud ee beeshaas Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Hoolif) ayay kaga hadleen warar saacadihii u dambeeyey ay faafisay Somaliland, oo ahaa in ay kala jeediyeen Waxgaradkii beeshaas, ayna Garaadkii gacanta ku haystaan.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

Halkaan Ku Qor Fikirkaada