DEG-DEG+DAAWO:- Maamulka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Wada-hadal U Socdo Iyaga Iyo Puntland & Qodobada Miiska Saaran.

HARGEYSO(P-TIMES)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire, oo Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Hargeyso, ayaa Sheegay inuu Wada-hadal u socdo Maamulka Somaliland iyo Puntland, Isagoona Shaaca ka Qaaday Qodobada ugu Muhiimsan ee ay Haatan ka Wada-hadlayaan Labada dhinac.

 

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG-DEG+DAAWO:- Maamulka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Wada-hadal U Socdo Iyaga Iyo Puntland & Qodobada Miiska Saaran.

  1. PutnalndTimes asbuucan wararkeedu waxay u bateen wadahadal ayaa socda iyo IGAD ayaa xabada joojinaysa, arintaas in aad buunbuunisaan maaha waayo Putnland meel ay wadahadal iyo xabad joojin ka gasho ma joogto oo Sool waa ka maqantahay faramaran tahay, markaas qorayaasha PuntlandTimes waxaan u soo jeedin lahaa war fulaynimada inka daaya oo guushu waa dhowdahay e is adkeeya , propogandada maamulka Hargeysana dadka haku asqaynina. wadahadal iyo xabad joojiin ilaa Guummays la gaaro ciddi ka gasha ama hadasha ama buubuunisa waa cid niyada ka nacaladan

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada