DEG DEG+DAAWO: Puntland oo ku dhawaaqday in aysan cidna wada hadal kalagaleyn G Sool, Fariin-na u dirtay Shacabkeeda.

GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in aysan waxba gorgortan iyo wada hadal ah ka galeynin taako kamid ah dhulkeeda, gaar ahaana xaduudaheeda dastuuriga ah, waxaana si cad u sheegtay in ficilada iyo hadalada ka soo yeeraya dhinaca Somaliland ay cadeynayaan gardaradda iyo duulaanka ay ku soo qaadeen dhulka Puntland.

Guddiga DIfaaca ayaa goor dhaw shir jaraa’id qabtay, gaar ahaana Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

One Comment

  1. Darwiish says:

    Dhulka majeerteen malaha eee anga leh garooowaad nagu ilaaashanaysaan waaanu idin fahanay dhulbahante leh dhulka uf maxamuud saleeebaan iyakaaa isku bedbesela kursiga punland cid kale ima ogola

Leave a Comment