DHAGAYSO:Beel deeq hor leh gaysay Jiidaha hore ee dagaalka & Ciidamada Puntland oo…

GAROOWE(P-TIMES)- Shacabka iyo maamulka degmada Godob Jiraan ee gobolka Nugaal ayaa tiro xoolo ah ugu deeqay ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka deegaanka Tukaraq. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Gudoomiyaha degmada Godob Jiraan iyo qaar kamid wax garadka degmadaasi oo la hadlay warbaahinta xiligii la gudoonsiinayey xoolahani ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay xili walba garab istaagayaan ciidamada Puntland isla markaasna ay haatan qayb ka noqonayaan dadaalada lagu xoreynayo gobolka Sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.