DHAGAYSO: Ciidamada Puntland oo isku diyaariyey dagaalkii ugu cuslaa & Taliyaal ciidan oo hada ku sugan jiidaha hore

GAROOWE(P-TIMES)– Wararkii ugu dambeeyey ee hada ay ka helayso Puntlandtimes.com jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in heegaan culus la galiyey ciidamada difaaca Puntland isla markaasna ay isku diyaarinayaan ciidamadu dagaalkii ugu balaadhnaa ee ay ku qaadayaan ciidamada Somaliland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Saraakiisha ciidamada Puntland oo haatan ku sugan jiida hore ayaa u jeedinaya ciidamada khudbado xasaasi ah, waxaana weli socda kulamo u dhaxeeya saraakiisha ciidamada iyo taliska ciidamada Puntland.

 

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.