DEG-DEG+DHAGEYSI XASAASI AH:- Beel Kamid Ah Beelaha Somaliland Oo Ciidamadeed Kala Baxday Jiidaha Dagaalka Ee G. Sool.

GAROOWE(P-TIMES)-Suldaanka Beesha Samaroon Suldaan Cabdi-Gaheyr Muxumud Jaamac kana mid ah Isimadda Somaliland, Oo Dhowaan Soo Gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, ayaa ka Hadlay Ujeedada Socdaalkiisa Puntland Iyo Xiisada Dagaalka ee Ka Taagan Gobalka Sool, Isagoona Baaq u diray Askarta ka Soo Jeeda Beeshiisa ee ka tirsan Ciidamada Somaliland ee Ku Sugan Jiidaha Dagaalka Ee Gobalka Sool.

 

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSO CODKA SULDAANKA.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada