DHAGEYSO: Ciidamada Somaliland oo dad ka soo jeeda Puntland kula dagay Deegaanka Caynaba ee Somaliland & Warar ka soo baxaya

CAYNABA(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya wararka sheegaya in ciidamada Somaliland ay xalay baabuur kala dageen labo qof oo shacab ah, gaar ahaana rag ah oo ka soo jeeday Puntland, kuwaas oo ku safrayay jidka dheer ee isku xira Puntland & Somaliland, lana socday gaadiidka rayidka.

Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyey in ay falkaas geysteen ciidanka Somaliland, maalmo yar ka dib markii uu ku baaqay in ilgooni ah lagu hayo dadka u dhashay Puntland, Faysal Cali Waraabe oo ah Hogaamiye Xisbi oo ka jira Somaliland.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

4 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGEYSO: Ciidamada Somaliland oo dad ka soo jeeda Puntland kula dagay Deegaanka Caynaba ee Somaliland & Warar ka soo baxaya

  1. Dad badan baa maqan oo Maamulkaasi dilay
    Walaalkay C/qaadir waxuu Hargeysa kasoo baxay 24/maajo waa habeenkii maalinta dagaalka dambe dhacay.
    Telefankiisu wuu damsan yahay waa nin lagu yaqaan inuusan telka damin o Social mediaha aad u isticmaala. Ilaa 23/maajo Facebook iyo twiiter ma isticmaalin. Nimankaas ma noola, kuwa badana lama tabin dabcan

    Reply
  2. War ilaahay ka baqa cid la dilay ma jidho beenta aad buun buuninaysaan ilaahay iwuu idin weydiinayaa war runta hadaaad soonaysaan majeerteen anagaan ogilay oo diidan beer laxawsigi harti waa dhamaaday walaaan aaanaan yeeelayn dhinka dhulbahante ee laascaano hore u joogay u hilooobi maayo majeerteeen garoowena nagu difaacan maayo haaatan iyi dan majeerteeen toliimada ahayaga dhexeeeyso lkn wax kalio naga dhaxaynayaa dhicimayso war miyaa ilooowdeeeb waxa at ka samayn jireeeen ninman aad leedihiin waa harti 2008 oktoobar wixii ka horeeyey ey dameeyn jireeen miyaa iloowdeeeen anaku ilaawi mayno kufsugii iyo dilkiii ay ka sameeeyn jireeeen dhici maysi majeeeerteern dambeeoo laasxaani iyi caro dhulbahante dambe ka talunayaa dgimashaanu ka xignaa

    Reply
  3. Baabah laydinka dhig ilaah baan idiinvaryee nabad gekyo waxaa noogu horeeysay oo gabdhahayahu noo nabad galeen intaa iiidoorku jooogay runina runa doonimayni majeeeerteen hadaaan midh naga hadhayn war hana xusuusinauna dhibaataday noogaysteeen maxamuud saleeeebaan war bahararsame inta ay qabeeen xisaab malatn jaaamac siyaaad lami nuur iyo naaaleeeeyey waa la mid ree hawdka lamid wacays aadanka khaaalidka cali gari reer hagarkablamid putland gudeheedaboosaaso dhulbahante maydkoidooda suuqa la jiidjiidaa marka aa maxaaan isky nahay cadaw weeye maheerteeen ee ilmaadeerayaaal hay xusuusin

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada