DEG-DEG+DHAGEYSO:- Ciidamada Somaliland Oo U Hanjabay Shacabka Laas-caanood & Godad Waa Weyn Oo La Qodayo.

LAAS-CAANOOD(P-TIMES)-Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa u Hanjabay Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobalka Sool, kuwaas oo ka dalbaday inay Joojiyaan Qodista Godad Waa Weyn oo Laga Qodayo Dhulal ay ku Lee yihiin Magaalada, Iyagoona Sheegay inay ley Doonaan Hadii aysan ka Ag-dhaqaaqin.

 

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO CODKA.

Leave a Comment