DEG DEG+DHAGEYSO: Maxaadan Ogeyn oo ka socda Jiidaha dagaalka ee Tukaraq & Wariye katirsan PTIMES oo kasoo waramaya

TUKARAQ(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Tukaraq waxay sheegayaan in xiisadda colaadeed ee labada dhinac ay sii korortay, ayna aad iskugu dhawaadeen ciidamaddu, taas oo ka dhigan diyaar garow dagaal rasmi ah, kaliyana cabsi laga qabi karro dagaalka oo bilowda.

HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXIN DHAMEYSTIRAN.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada