DHAGEYSO:- Maxaadan Ogeyn Oo Ka Socda Magaalada Laas-caanood ?, Goobjooge La Hadlay P-TIMES.

LAAS-CAANOOD(P-TIMES)-Xaalada Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobalka Sool ayaa kacsan, Iyadoona Wararku ay Sheegayaan in Saacadihii ugu Dambeeyay ay Magaaladaas ka socdeen Qax Xooggan.

Goobjooge ku sugan Laas-caanood oo la Hadlay Warsidaha PUNTLAND TIMES, ayaa Sheegay in Qaxani uu Horey u jiray Balse uu Haatan sii Xoogeystay, Isagoona Shaaca ka Qaaday Sababta Dhabta ah ee ka Dambeysa Barakacan Balaaaran ee ka Socda Laas-caanood….HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada