DHAGEYSO: Puntland miyey ku qanci doontaa baneynta Somaliland ee Tukaraq, Xili IGAD ay ka shaqeynayso?

GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in ay kusoo wajahan yihiin magaalada Garoowe wafdi ka socda Urur gobaleedka IGAD Oo ujeedada ay u socdaan tahay sidii ay Puntland, ugu cadaadin lahaayeen in ay ciidamadeeda ku ekayso deegaanka Tukaraq oo ay ka baxayaan kuwa Somaliland, ayna aqbasho oo saxiixdo damaanad rasmi ah oo ah in aysan dabagal ciidan kusameynin Somaliland.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO WARKAN

4 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGEYSO: Puntland miyey ku qanci doontaa baneynta Somaliland ee Tukaraq, Xili IGAD ay ka shaqeynayso?

  1. Puntland haddii ay tahay maamul Maxamuud Saleebaan, dabcan waa in ay ku ekataa Tukaraq, laakiin haddi ay tahay maamul harti waa in ay socdaan illaa Caynaba.

    Reply
  2. War wuxuushta barto wax kumalaha xawalada kaxidha iyo wadooyinka ganacsiga xoolaha deeganada darood kayimaada berbera ka doofaa joojiya. Ogaada citiraaf kii ay raadinjireen waxayla hatgaysa keeneen gudoomiyaha khaniisiinta oo wadamada muslimka laga mamnuuc ay. Hargaysa arabsiyo gabileey school buu kafuray. In ragu is guursadaan. Intaan xumaantas laascaano puntland soo gaadhin wa ina laga sifeeyaa. Dhulka darood walaahay waa wax jira citiraafka waxay umarayaan waxkastoo diinta xaaranta kadhigtay. Subxaanalaah

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada